Yemen iyo Ethiopia oo ka wada hadlay arimaha Somalia 2007-02-18 06:47:34 -
(SomaliNet) kulan magaalada Sacna ee dalka Yemen ku dhexmaray madexweynaha Ethiopia iyo ku xigeenka madexweynaha ee dalk Yemen ayaa looga wada xaajooday arimo ay ka mid yihiin dalka Somalia. Labada
Beelaha Suleymaan iyo sacad oo heshiis wada jir ah gaaray 2007-02-18 06:46:41 -
(SomaliNet) Xaflad lagu maamuusayay heshiiskii ay shalay wada gaareen labadii beelood ee maal-mihii tagay shirka dib u heshiisnta uga socday degmada Cadaado ee gobolka Gal-gaduud ayaa maanta lagu qabt
Dad ku geeriyooday qarax gaari oo ka dhacay agagaarka Staduim Muqdisho 2007-02-18 06:46:07 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 3 qofood ayaa ku geeriyootay inta la hubo tiro ka badana labo qofood ayaa dhaawac uu ka soo gaaray, kadib markii uu qarax gaari uu ka dhacay agagaarka Staduim Muqdisho ee magaal
Ciidamo Ethiopian ah oo Jilib yimid 2007-02-18 06:43:23 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubba dhexe ee dalka Somalia ayaa tilmaamaya in ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah ay halkaasi yimaadeen, kuwaasoo la sheegay inay k
Bam gacmeed lagu weeraray guriga Dr Culusoow 2007-02-17 07:22:36 -
(SomaliNet) Xalay salaadii cishaha kadib ayaa kooxo an la garaneyn weerar bam-baano ku qaaday guriga uu degan yahay Dr. Maxamuud Maxamed Culusoow oo ka mid ah siyaasiyiinta ku dhaqan magaalada Muqdish
Ciidamada Uganda oo Somalia ku soo jeeda 2007-02-16 07:56:25 -
(SomaliNet) Afhayeen u hadlay dowlada Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dalka Uganda ay horaanta todobaadka soo socda gaari doonaan dalka Somalia. Ciidamada Uganda ee lagu wado inay Somalia y