XAFIISKA QARAMADDA MIDOOBAY U QAABILSAN ARRIMAHA SIYAASADDA SOOMAALIYA 2008-09-25 02:22:49 -
(SomaliNet) Waxaa markale warbixin idin ka siiyayaa dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ku wajahnaa nabad iyo kala dambeyn ku soo celinta waddankiina qaaliga ah. Hadda waxaan joogaa Newyork si aan uga qayb
Rabshado weli ka sii socda degmada Huriwaa 2007-09-14 08:40:05 -
(SomaliNet) Hal ruux ayaa dhintay 3 kalena dhaawac ayaa soo gaarey ka dib markii barqanimadii maanta ay rabshado ka soo cusboonaadeen qeybo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolkan Banaadir oo xaley ay k
Weerar gaadmo ah oo lagu dilay shan askari, laguna qabsaday hub badan 2007-09-13 12:38:58 -
(SomaliNet) 5 ka mid ah ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku geeriyooday dagaal culus oo galabt ka dhacay caasimadda Somalia ee muqdisho gaar ahaan Inta u dhaxeysa SOS iyo Suuqa xoolaha ee deg
Nin ganacsade ah oo caawa lagu dilay Muqdishu 2007-09-12 15:18:49 -
(SomaliNet) Kooxo hubaysan oo aan la aqoonsan ayaa fiidnimadii caawa Nin Ganacsade ku toogtay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, sida ay dadka deegaanka ay xaqiijinayaan.
Marxuumka la dilay oo
Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdishu 2007-09-12 09:44:58 -
(SomaliNet) Labo qof oo rayid ah ayaa ku geeiyootey askari ka tirsan ciidamada dowladda dhaawac ayaa ka soo gaarey qaraxyo iyo tacshiirado ka dhacey maanta inta u dhaxeysa deegaanada SOS iyo Suuqa Xoo
Soomaali lagu halaagay xeebaha Yemen 2007-09-11 13:15:44 -
(SomaliNet) Hay\'ada Q.M ugu qaabilsan xaga qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dhowr iyo toban qof oo socota ah oo ay ku jiraan Soomaali ay todobaadkii hore ku hafteen xeebta badda cas iyagoo doonaya
Dagaal qabiil oo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya 2007-09-11 13:13:37 -
(SomaliNet) Afar ruux ayaa ku geeriyootay shan kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal soo cusboonaaday oo ka dhacay aaga u dhaxeeya gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ee Bartamaha Somalia.
Xiisadaha
Rabshadaha Muqdishu oo sii socda 2007-09-10 10:41:04 -
(SomaliNet) Kooxaha wax iska caabinta ee taageera maxaakimta Islaamiga ayaa maanta bambaanooyin ku weeraray ciidamada dowlada KMG ee fariisinkodu yahay nawaaxiga isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SO
Ciidamada Ethiopia oo howlgalo ka fuliyey degmada Huriwaa 2007-09-08 10:39:04 -
(SomaliNet) Boqolaal ka tirsan ciimada Ethiopia oo si aad ah u hubeysan ayaa saakey howl gal ka fuliyey degmada ay qalaalasahu ka taagan yihiin ee Huriwaa ee waqooyiga Muqdishu ka dib markii ciidamada