Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Dhamaan eleboorada oo dib loo furay

Published on: 2007-04-21 18:45:27

(SomaliNet) Wasiirka gaadiidka Cirka iyo dhulka ee Dowlada Federaalka Md. Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa shaaca ka qaaday in la furay dhamaan garoomada macmalka iyo kuwa caalamiga ah ee dalka Somalia inay kusoo dagi karaan diyaaradaha waaweyn iyo kuwa yar yar iyadoo horey loo mamnuucay.

Wasiirka ayaa ku sheegay in la isticmaali karo garoomada macmalka ah sida No: 50, Bali doogle, Kismaayo, Baydhabo Jowhar, Gobolka Hiiraan, Gobolada Puntland iyo gobolada Waqooyi waa sida uu hadalka u dhigaye.

Hadalka Wasiirka ayaa kusoo beegantay xili magaalada Muqdisho ay kasoconayaan dagaalo aad u qaraar oo diyaaradihii xamuulka iyo kuwii rakaabka ay ka baqeen in lala beegsado qaraxyo laga tuuro dhulka marka ay soo dagayaan iyo marka ay duulayaan.

Back to Category