(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa scdaalo kala duwan ku kala bixya dalal ay ka mid yihiin Kuwait iyo Qadar oo labada ka wada tirsan dalalka Carabta.
Socdaalka madaxweynaha Somalia ayaa ka dambeeysay casuumaad uu ka helay labadasi dal ee Kuwait iyo Qadar, iyadoo ilo ku dhaw dhaw madaxweynaha ay saxaafada u sheegeen in madaxweynuhu uu sharaxaad ka siin dono masuuliyiinta dalalkaasi barnaamijka dib u heshiisiineed ee dowlada federaalka ee Somalia iyo sidii ay gacan uga geysan la haayeen meel marin barnaamijyada dowlada Somalia.
Socdaalka madaxweyne Yuusuf ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago dalal carabta ka tirsan tan iyo markii midawga maxkamadaha islaamka Somalia ay dagaalka la galeen, kagana itaalka roonaadeen, iyadoo uusan aad u wanaagsaneyn xiriirka dowlada Somalia ay la laheyd dalalka Carabta.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!