(SomaliNet) Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uudhaawac ka soo gaaray kadib markii qarax xoogan uu saaakay ka dhacay agagaarka dekeda weyn ee magaladaa Muqdisho.
Qaraxaasi ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ka tiorsan dowlada federaalka ee Somalia oo halkaasi marayay sida ay sheegen dadka deegaankaasi ku dhaqan oo aan qadka teleefoonka kula xiriirnay, waxay noo sheegeen in qaraxu uu u ekaa miinada la hago oo la dhigay goob wadada kamid ah kadibna lagu qarxiyay ciidamada dowlada Somalia.
Qaraxu markii uu dhacay ayaa waxaa isla goobta soo gaaray ciidamo dowlada federaalka ee Somalia, kuwaasooxiray sida cadiga ah goobta uu qaraxu ka dhacay, kadibna rasaas kufuray dadkii ku soo xoomay goobta uu qaraxu ka dhacay, waxzayan ciidamadu ayqab qabteen dadkii halkaasi ka ag dhawaa, kuwasoo aan ilaa iyo hada la garan halka ay geeyeen.
Sidoo kale qarax xoogan ayaa xalay ak dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan xafada K.P.P., waxaana la sheegaya in hal ruux uuqaraxaasi ku geeriyooday, iyadooqaraxa laga maqlayay qeybo badan oo Muqdisho kamid ah.
Qaraxda ayaa maal-mahan dambe noqday kuwa xad dhaaf ah, iyadoo dowlada feeraaalak ee Somalia ay magaaalada Muqdishoku soo rogtay bandoow la doonayo in lagu xakameyo xaaladahaa amaandaro ee Muqdisho ka jira.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!