<|qaybdid.jpg|Cabdi Qaybdiid|left|> (SomaliNet) Taliyihii ciidanka booliska Cali Maxamed Xasan Looyaan (Cali Madoobe) ayaa loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya Tanzania. Sidoo kale Cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) oo ahaa afhayeenka dowladda ayaa waxaa laga dhigay safiirka u fadhiya Soomaaliya dalka Siiriya.
Cabdi Qaybdiid oo kamid ahaa ururkii la dagaalanka argagixisada oo maxkamuduhu wadanka ka saareen ayaa laga dhigay taliyaha cusub ee ciidanka Booliska.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!