Waxaan ka hadlaya gaaladi diintooda ka soo baxday oo diinti islaam ka wanaageeda markey arkeen iskood u muslimimay iyaado oo ayna cidii ku qasbin , markaasey dhashhii faqashtu i daba rooraysa sidii waxaan anigu dhalay
Ya Rabi . Way iska sheegtaan muslinimada dadkani , waxba ka ma yaqaanaan .
Marku waalidka ahbal yahay sidaasaad ku danbaysa wallahi
Warye mid baan idiin sheegaya anigu , ninkii aabihii noolyahow , orodoo cadhada isga la dhac , isaga bartaa ku dhigay e

