MUQDISHO: Bashiir Raage Shiiraar oo wata darajo ka duwan tan hoggaamiye kooxeedyada oo maanta ku soo fool leh Muqdisho
Maanta ayaa lagu wadaa inuu soo gaaro Muqdisho Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo dalka ka maqnaa tan iyo intii ay Maxkamaduhu ka eryeen Muqdisho, markaasoo ay dagaallo qaraar dhex mareen Isbahaysigii uu ka midka ahaa ee la dagaalanka Argagaxisada iyo Maxkamadihii Islaamka.
Wararkaan oo aan ka hellay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhow Ganacsade bashiir Raage ayaa waxay sheegayaan in Ganacsade Raage uu imaanayo Muqdisho isagoo wata darajo ay siiyeen Midowga Afrika uuna kaga mid yahay AMISOM.
Ganacsade Shiiraar ayaa ka soo duulaya dalka Kenya magaalo madaxdiisa Nairobi, waxaana la sheegay inuu la shaqeyn doono ciidammada Uganda ee ka tirsan kuwa AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo howlihiisa ay noqon doonaan kuwo uu wax uga qabanayo ammaanka caasimadda iyo inuu gacan ka siiyo ciidammada goobaha qatarta ah in ammaankooda la sugo.
Ilo wareedyada ayaa waxay intaas ku darayaan inaysan jirin sababo dheeraad ah oo uu u imaanayo Bashiir Raage Muqdisho, iyagoo ka gaabsaday in Ganacsadaha uu sii wadanayo howlihiisii ganacsi ee Dekedaha Ceel-macaan iyo Dekedda Ceel-cadde, waxaase ay qireen inuu Muqdisho deggenaanayo inta ay howsha uga dhammaanayso.
Hoggaamiye kooxeedyadii ay Ganacsade Raage Jaalka ku ahaayeen Isbahaysigii la dagaalanka Argagaxisada iyo soo celinta Nabadda ayaa dhammaantood ku sugan Muqdisho iyagoo ka tanaasulay habkii hoggaamiye kooxeednimo, balse aan meel kale weli u tanaasulin.
last warlord goes to muqdisho
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: last warlord goes to muqdisho
Bashir is a businessman not a warlord

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: last warlord goes to muqdisho
Bashiir Raage is the biggest and probably the dumpest of all the warlords. Next to Maxmed Dheere, the guy is just brainless fool.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 357 Views
-
Last post by Nolol cusub
-
- 12 Replies
- 1097 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 4 Replies
- 1000 Views
-
Last post by COSTA
-
- 1 Replies
- 888 Views
-
Last post by COSTA
-
- 2 Replies
- 1014 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 4 Replies
- 1206 Views
-
Last post by highclass
-
- 11 Replies
- 1838 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 1 Replies
- 563 Views
-
Last post by WaaliCas
-
- 122 Replies
- 8607 Views
-
Last post by Daanyeer