Maxamed Dheere "Hada kadib ha leygu yeero Adoon, waayo waxaan ahay qof aan xor aheyn"
Maxamed Dheere ayaa sheegay in Ra'iisul Wasaaraha uu yahay nin gumeystay dhamaan shacabka Soomaaliyed, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay inuusan gurigiisa ka soo bixi karin, hadii uusan wadan sawirka Ra'iisul wasaaraha, taasoo uu arrin ugub ku tilmaamay.
"Hada kadib ha leygu yeero Adoon, Maxamed ama Gudoomiye yaan ley dhihin, waayo Xor ma ihi, Gumeysi ayaa ku jiraa, hadii la leeyahay ma soo bixi kartid hadaadan wadan sawirka Ra'iisul wasaaraha sow gumeysi ma ahan, dadkoo dhan waa la heystaa"ayuu yiri Maxamed Dheere oo hadalkiisa ay dad badan la yaabeen.
"Inqilaab cad ayaa dhacay, aniga waa ogtahay Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan inaan isku fiicneyn, qaranka waa naga dhaxeeyaa mooyee, waxaa uu dalka joogaa 24-saac, maxay ku dhacday inuu ka hadli waayo Madaxtooyada, hal mar xataa ma uusan hadlin ha sheego hadii uu xor yahay iyo hadii kale"ayuu sii raaciyay Maxamed Dheere.
http://jowhar.com/news.php?readmore=1593
Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqdisho
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqdisho
A testament to the new Somalia. One of Benadir's most powerful former warlords and Mogadishu kingpin Maxamed Dheere now says he is a slave in Muqdisho because reer Muqdisho refuse to let him pass the street if he doesn't have a "passport" (Farmaajo's picture)
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
I thought it was a joke when I listened to this Parliamentarian a fortnight again when he said he was only allowed to walk in Mogadisho by brandishing his "passport" which was explained to him as Farmaajo's picture and now one of the most powerful warlords Mogadishu has seen is saying he is a slave if he can't leave his house without Farmaajo's pic
starting 3:18
http://www.voanews.com/somali/news/Hote ... 32329.html
starting 3:18
http://www.voanews.com/somali/news/Hote ... 32329.html
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
Voltage, You quote the most ridiculous things. 
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
lol the irony a warlord saying wa lee adoonsatay..coz he cant a pass a road without supporting farmaajo

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
Kaddare he spoke on Radio Shabelle and is on everywhere and I think it is remarkable for the same reason Ciyaal_Warta said
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
Maxamed Dheere oo cambaareeyay Dibadbaxyadii kadhacay Muqdisho iyo R/wasaare Farmaajo.
Print here| By: allgedo.com: Sunday, June 12, 2011 // 5 Jawaabood
Related ArticlesGudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa Ra’isal Wasaaraha xukuumada Maxamed Cabdulahi Farmaajo ku eedeeyay inuu marin habaabin ku wado shacabka Soomaaliyeed.
Maxamed Dheere oo Idaacadaha Maxaliga ah la hadlay ayaa ugu horeyn ka waramay banaan-baxyadii lagu taageerayay Farmaajo oo uu ku sheegay inay ahaayeen kuwo shaqsi lagu taageerayay, Farmaajana uu hanti badan ku bixiyay sidii banaan-baxaasi u dhici lahaa.
Maxamed Dheere wuxuu kaloo sheegay in dadka ku nool magaalada Muqdisho oo uu isagu ka mid yahay ay u afduuban yihiin Farmaajo maadaama aanu magaalada mari karin qof aan sidan sawirka Farmaajo sida uu hadalka u dhigay.
Eedeynta Maxamed dheere ayaa qeyb ka ah qalaanqalka siyaasadeed ee ka socda magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
———-
Daahir Guuleed, Muqdisho/Somalia.
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
Voltage wrote:A testament to the new Somalia. One of Benadir's most powerful former warlords and Mogadishu kingpin Maxamed Dheere now says he is a slave in Muqdisho because reer Muqdisho refuse to let him pass the street if he doesn't have a "passport" (Farmaajo's picture)![]()
Maxamed Dheere "Hada kadib ha leygu yeero Adoon, waayo waxaan ahay qof aan xor aheyn"
Maxamed Dheere ayaa sheegay in Ra'iisul Wasaaraha uu yahay nin gumeystay dhamaan shacabka Soomaaliyed, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay inuusan gurigiisa ka soo bixi karin, hadii uusan wadan sawirka Ra'iisul wasaaraha, taasoo uu arrin ugub ku tilmaamay.
"Hada kadib ha leygu yeero Adoon, Maxamed ama Gudoomiye yaan ley dhihin, waayo Xor ma ihi, Gumeysi ayaa ku jiraa, hadii la leeyahay ma soo bixi kartid hadaadan wadan sawirka Ra'iisul wasaaraha sow gumeysi ma ahan, dadkoo dhan waa la heystaa"ayuu yiri Maxamed Dheere oo hadalkiisa ay dad badan la yaabeen.
"Inqilaab cad ayaa dhacay, aniga waa ogtahay Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan inaan isku fiicneyn, qaranka waa naga dhaxeeyaa mooyee, waxaa uu dalka joogaa 24-saac, maxay ku dhacday inuu ka hadli waayo Madaxtooyada, hal mar xataa ma uusan hadlin ha sheego hadii uu xor yahay iyo hadii kale"ayuu sii raaciyay Maxamed Dheere.
http://jowhar.com/news.php?readmore=1593
WTF ´been run u eg sheeg´ comes to my mind
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
3:18abdalla11 wrote:
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
WTF ´been run u eg sheeg´ comes to my mind
http://www.voanews.com/somali/news/Hote ... 32329.html
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
Taas weey ku macdahay Maxamad Dheere.
Laakin, I think there's something intrinsically wrong with Somalis to even think of imposing such ridiculous requirements....their thuggish behaviour is never ending.
Ilaahayow jaahil hanaga dhigin
Laakin, I think there's something intrinsically wrong with Somalis to even think of imposing such ridiculous requirements....their thuggish behaviour is never ending.
Ilaahayow jaahil hanaga dhigin
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
it is just his way of trying to mobilize his clan so that they should fight for him.he also said sheikh sharif is a hostage in villa somalia and cant talk to the media which is not true.marka waa nin raba inuu caadifad qabiil kiciyo.
-
RovingMadness
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
Mohamed Dheere has an issue against Sharif and Tarzan ( who is the main organizer of the protest movement) and this battle between these guys has been running much longer than Before Farmaajo even entered Somali politics. Shabelle Media is also notoriously anti-Tarzan and a quick peruse on their website shows all kinds of allegations against Tarzan from personally organizing the protests to stealing government money. So, essentially both Mohamed Dheere and Shabelle need each other to carry out their personal campaign against certain individuals such as Sharif and Tarzan. Farmaajo is a smoke-screen and has nothing to do with what is between Mohamed Dheere and Sharif/Tarzan. It's Tarzan that was behind both the arrest of Mohamed Dheere and the release of the insulting pictures and Mo Dheere is on a vendetta mission.
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Warlord Maxamed Dheere "Farmaajo made me a slave in Muqd
That was directed at him, ninka wuu ka daraaVoltage wrote:3:18abdalla11 wrote:
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
WTF ´been run u eg sheeg´ comes to my mind
http://www.voanews.com/somali/news/Hote ... 32329.html
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 798 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 926 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 13 Replies
- 2270 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 10 Replies
- 1230 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 5 Replies
- 1086 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 2 Replies
- 363 Views
-
Last post by *+*Bliss+*+
-
- 1 Replies
- 673 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 504 Views
-
Last post by guhad122
-
- 0 Replies
- 593 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 91 Replies
- 5754 Views
-
Last post by sadeboi