JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
Moderator: Moderators
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
Digniintii Xasan Dheere oo maanta ku eg iyo Buulo-Guduud oo is abaablulaysa
Posted by Abu-raas
Monday, June 18 @ 13:56:06 PDT
Topics Tan iyo waayadii uu dagaal ku dhexmaray gudaha Magaalada Kismaayo kooxo ka wada tirsan ciidamada qalabka sida ee DFKMG ah ayaa waxaa iminka soo baxaya in is abaabul ciidan uu ka muuqdo kooxaha ku sugan magaalada Buulo-Guduud, ka dib markii uu digniin u diray madaxda DFKMG ah afhayeenka beesha Sade ee Kismaayo Xasan Dheere.
Afhayeenka oo sheegay in ay dowladda federaalku ay muddo sadex cisho ah oo maanta ku eg kaga soo jawaabto fariintiisa. Fariintaas oo xambaarsanayd digniin ah in qolooyinka jid-gooyada dhigtay magaalada Buulo-Guduud ay muddo sadex cisho ka baxaan magaalada hadii kale ay sababi doonto dagaal labada dhinac ah.
ka dib markii kooxda Buulo-Guduud ay dileen laba nin oo ka tirsan Guutada 3-aad ee XDS oo hayb ahaan ka soo jeeda beesha SADE iyo Absame waxaa soo cusboonaaday xiisado labada dhinac ah.
Digniintii Xasan dheere oo maanta ku eg ayaa waxaa lagu soo waramayaa in isabaabul uu ka socdo labada dhinacba.
Madaxda DFKMG ah ayaanan haba yaraate wax hadal ah ka oran hadalka Xasan Dheere.
Abu-Raas
Nairobi
Gedoweb Online

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
I've given up on the idea of Majerteen pressuring Marexaan. Marexaan are justified people, they'll come to their senses and join the TFG when they feel they have protection from elements within the government. The Majerteen in the city have no plans to attack Marexaan, so that's a settled case.
Best thing to do now is give Marexaan some time to breathe and make their own decisions without forcing it on them like every other bandwagon clan in the TFG.
Best thing to do now is give Marexaan some time to breathe and make their own decisions without forcing it on them like every other bandwagon clan in the TFG.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
No one forces anything on Mareexaan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
DawladSade
Why do u hate majeerteen so much?
Why do u hate majeerteen so much?
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
I don't I just love Mareexaan.
You could be my father, you touch Kismaayo you on my black book. 

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
Sades have nothing against MJ's. Infact, out of all the qabils in Somalia, the two qabils that I think have the least genuine hate for each other are MJ/Marehan. We may fight sometimes, but its not personal. MR's and MJ's are both stubborn, and 'kibiro' in a good way. I think even most MJ's understand why Marehan won't back down from AY and his fleet of Hutu/Elay foot soldiers. Sades are very proud and dignified people, and won't have other peoples terms dictated upon them, even if they call themselves Dawlad. MJ's after domesticating previously Abgal and Sacad into obedient lapdogs, think they could do shyt against Sade. We shall wait and see.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
Luq, get this right -- Yusuf has no plans on using Eelay and Hawiye on Marexaan, we don't bring outsiders into the fight like Hiiraale.
Its a strictly Harti vs. Sade fight (you can cut out Ogaden, they're just filling in seats)
Its a strictly Harti vs. Sade fight (you can cut out Ogaden, they're just filling in seats)
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
[quote="paidmonk"]Luq, get this right -- Yusuf has no plans on using Eelay and Hawiye on Marexaan, we don't bring outsiders into the fight like Hiiraale.
Its a strictly Harti vs. Sade fight (you can cut out Ogaden, they're just filling in seats)[/quote]
...Finally after all this time, you realize OG's are worthless. kkkkkkk.
Its a strictly Harti vs. Sade fight (you can cut out Ogaden, they're just filling in seats)[/quote]

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
Kismaayo Harti baa leh.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5661
- Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
[quote="Cilmiile"]Kismaayo Harti baa leh.[/quote]
^^^
hawiye and darods have no claim to kismanyo. with that attitude you can lay claims to nairobi & mombasa 2.
^^^
hawiye and darods have no claim to kismanyo. with that attitude you can lay claims to nairobi & mombasa 2.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
[quote="musika man"][quote="Cilmiile"]Kismaayo Harti baa leh.[/quote]
^^^
hawiye and darods have no claim to kismanyo. with that attitude you can lay claims to nairobi & mombasa 2.[/quote]
If the White man didnt show up, We would be in Nairobi.
^^^
hawiye and darods have no claim to kismanyo. with that attitude you can lay claims to nairobi & mombasa 2.[/quote]
If the White man didnt show up, We would be in Nairobi.
- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
[quote="Cilmiile"]Kismaayo Harti baa leh.[/quote]
hartina anaa leh.
hartina anaa leh.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
[quote="Advocatar"][quote="Cilmiile"]Kismaayo Harti baa leh.[/quote]
hartina anaa leh.
[/quote]
How?
hartina anaa leh.

How?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
it looks like marexaan r gonna mount naagaha ethiopia from behind
. i think it's about time
.
somalion

somalion
Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.
MJ's vs MR's...
Yes

Yes

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 896 Views
-
Last post by *jr
-
- 17 Replies
- 6386 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 2 Replies
- 686 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 36 Replies
- 3782 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 11 Replies
- 1706 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 46 Replies
- 1080 Views
-
Last post by Bella18
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 11 Replies
- 1180 Views
-
Last post by new-york24
-
- 1 Replies
- 976 Views
-
Last post by Murax