
4 killed in IED attack
11 kiiled in succesfull ampush near Stadium Moqdisho
2 by the new deployed sniper unit
The liberation will continue,and the enemy will be distroyed Insha Alllah..there will be no rest ,every minute ,every day counts.......
Mujaahidiinta wax iskacaabinta ayaa xalay weerar gaadmo ah kuqaaday ciidanka gumeesiga Tikreega ee kujira Isbartiibada Muqdisho iyadoo mujaahidiinta weerarkaasi kudileen ciidamo Tikree ah.
Mujaahidiin shiishyahano ah ayaa fuliyay weerarkan oo loo adeegsaday qoryo gaar oo shiiska kuwacan waxaana toogashadaasi kubakhtiyay laba askari oo Tikree ah inta laga warhayo inkastoo tirada intaasi kabadan karto. Sida shabakada islaamiga Qaadisiya usheegeen dad goob joogayaala oo kudhaqan xaafada Towfiiq tiro mujaahidiin ayaa laba dhinac kaweeraray ciidanka Tikreega ee kujira isbartiibada iyadoo weerarkaasi si gaara loo labeegsaday Isbartiibada iyo hoteelka Isboortis ee kaabiga kuhaya Isbartiibada Muqdisho.
Goob joogayaasha ayaa sheegay in mujaahidiinta qaarkood oo meel fog kashiisheen askari Tikree ah lana heleen xabad iyadoo askari kale oo usoo cararay inuu qaado isna meesha ladhigay.
Goob joogayaashu waxey intaa kudareen in sidoo kale saban lagu tuuray ciidanka gumeesiga Tikreega ee kujira Hoteelka Isboortis iyadoo sabankaasi larumeysan yahay inuu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Weerarkii xalay lagu qaaday ciidanka gumeesiga Tikreega ayaa waxuu gabagabo u ahaa dagaalo shalay mujaahidiinta wax iskacaabinta lagaleen dabadhilifyada Tikreega iyadoo dagaalkaasi uu kadhacay xaafadaha kuhareereysan suuqa Bakaaraha.


