RAAD TV International

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

RAAD TV International

Post by Adan_1 »






Maamulka RAAD TV waxay ay shaaca ka qaadeen in hadda laga daawan karo dalalka Afrika iyo Asiya hase yeeshee dadka deggan Yurub iyo waqooyiga Amerika ee Canada iyo Maraykan ay ka daawan karaan barta Internetka ee http://www.raadtv.com
Waxa maamulku caddeeyey inay dadku si lacag la'aan ah barta internetka uga daawan karaan labada toddobaad ee hore. Haddiise aad danaynayso inaad si aad ah u hesho barnaamijyo ugu yaraan 6 saacadood soconaya waa inaad marka hore is qortaa ama aad email u dirtaa info@raadtv.com waxad bixin doontaa kharash aan badnayn si aad u hesho barnaamijyo intentka aad ka daawato oo aan kala go lahayn.

RAAD TV wuxuu ka soo gelayaaa adduunka wakhtiyo kala duwan sida;


1. Africa, Australia iyo Bariga Dhexe wuxuu soo galayaa 22 ka May
2008 *_Thaicom Satelite_*
2. UK & Europe wuxuu soo galayaa bisha June dhexdeeda; *_EuroBird 9
Satelite_*
3. North America wuxuu soo galayaa bisha Diisambar 2008.



Hase yeeshee inta ka horraysa waxaa laga daawan karayaa Internet TV kaa soo macluumaadkiisa aad ka heli doonto toddobaadkan dhamaadiikiisa *_WWW.RAADTV.COM _*
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”