Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours

Post by Somalian_Boqor »

Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours:

These guys are finished for Wallahi they will be History In No Time.

They have So many enemies including the civilians in Mogadishu.

AU,TFg,Police force led by Abdi-qaybdiid, ARS, Inda Cade iyo Ras Kamboni will team up and make Al Shabaab history mark my words on this one guys.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours

Post by Somalian_Boqor »

They took a dudes life in B/hakabab for missing Friday prayer. I have never seen a group abuse power the way Al Shabaab is.

Anyways the smart people of B/hakabaab did what was right and brought the killer to justice with their hands.:lol:

Anyways it's quit an interesting story read on.


B/hakaba: Dadweyne careysan oo dhagxaan iyo ulo ku dilay mid ka mid ah maliishiyada Al-Shabaab


Buur-hakaba(AllPuntland)- Dadweyne fara badan oo ku sugan degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Bay ayaa maanta si arxan daro ah u dileen mid ka mid ah Maliishiyada Ururka Al-Shabaab ee ka howlgala degmadaasi, kaasoo saacado ka hor qori uu heystay ku dilay sida la sheegay nin rayid ah oo uu ku qasbayey inuu Salaada Jimcaha Tukado.

Hase ahaatee ehelada ninka uu dilay Askarigaasi ka tirsan Al-Shabaab ayaa iyagoo careysan waxay soo abaareen goobtii uu joogay waxaana ehelada ninka la dilay ay dadweynaha degmada ka heleen taageero iyadoo qof walba gacanta ku soo qabsaday ul, mindi, dhagax iyo wixii u dhawaa, waxayna yimaadeen halkii uu joogay xili uu la jiray Saaxiibadiisa oo hubeysnaa, waxayna dadweynahaasi ay si xoogan ay ula soo baxeen gacan ku dhiiglihii dilay ninka rayidka ahaa, kadibna ay ku dileen meel aan ka fogeyn halkii ay ka soo kaxeysteen.

Arintani ayaa waxay dhalisay in dadweynaha ku nool degmada Buur ay ku dhiiradaan Maliishiyooyinka Ururka Al-Shabaab ee ka howlgala degmadaasi, waxayna tani ay muujineysaa sida looga soo horjeeda Al-Shabaab.

Deegaanada ay maamulaan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ka dhaca xukuno si qaldan loogu fuliyo dadka ay u arkaan in siyaasadooda ka soo horjeedaan, iyadoo shalay si qaldan magaalada Kismaayo loogu toogtay Afhayeenkii Isbaheysiga Dooxada Jubba Cabdiraxmaan Xaaji Axmed Waldiire oo ay ku eedeeyeen inuu basaas u ahaa Ciidamada Itoobiya iyo Barre Hiiraale, waxaana dilkaasi ka xumaaday dadka Soomaaliyeed.

AllPuntland, Buur-hakaba
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours

Post by AhlulbaytSoldier »

Faqashboy,

Alshabaab are not dumb to go against UIC, the puppetgovt and Hutu elders.
If the wahabis decide to do that,they are finished. Mogadishusians will make them taste some pain: torturing the kids, executing its leaders.
axmadgurey
Posts: 48
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:45 am

Re: Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours

Post by axmadgurey »

Is your 72 hours over yet? I think they are doing just fine.
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Al Shabaab To Get Jumped In Mogadishu In The Next 72 Hours

Post by snoop12 »

hutus started the road blocks but alshabab karbashed them :lol: :lol: 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”