Puntland Forces Continue State-wide Security Checks

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Puntland Forces Continue State-wide Security Checks

Post by Osman-NZ »


Ciidamadda amaanka Puntland ayaa heegan Sarre Oo amaan ka Wadda Puntland>>>>>

abdirahmaan Mohamed koronto
allidamaale.com-(xafiiska Garoowe)
2009
Garoowe-(Allidamaale):-ayaamihii ugu danbeyey Waxaa ka socday haddana ka Socda Gobolada Puntland howlo amaan Sugid ah Gaar ahaan howlahaasi Waxay ka Socdeen Gobolka Nugaal Waxaana Soo Gaaray Ciidamo amaanka ah Oo qaarkood ka yimadeen Goboladda kale ee Puntland.

Ciidamadan amaanka ayaa Waxaa ay ka dhexmuuqdaan Wadooyinka Magaalooyinka Wawayn ee Caasimada Dowlada Goboleedka Puntland.

Waxaana ay qaqabanayaan Dadka laga Dareemo in falal amaan xumo ka Waddan Xaafadaha kala duwan ee Caasimada puntland.

inti howl Galkaani Socday Ciidamda amaanka Dowlada Puntland Waxaa ay Soo qabqabteen Dad la sheegay in ay Falal amaan xumo ka Wadeen Casimada Puntland ee Garoowe.

Saldhiga Magaalada Garoowe ee Caasimada ayaa Waxaa jirra Dhalinyaro badan Oo ku xiran loona Soo qabqabtay falal amaan xumo Waxana Gacanta ku Soo dhigay Ciidamada amaanka Puntland Gaar ahaan ciidamada amaan Sugida Gobolka nugaal Dadkaan la sheegay in ay Falaalka amaan xumo Wadeen ayaa Waxaa ay isugu jiraan Dhowr nooc Waxaana jirra kuwo loo amba bixin doono xabsiyada Wawayn ee Puntland Sidda kan bosasso Oo loo gudbiyo Cidkasta laga dareemo in ay joojin Wayaan Falaalka amaan xumada ah.

Mararka qaar Marka aad dhexmaraysid Wadooyinka Wawayn ee Garoowe habeenkii iyo maalintii Waxa aad ku arkaysa Gawaarirada ay Wataan Ciidamada amaanka iyo kuwo Darawiishta Puntland Oo dhex maray Wadooyinka Caasimada puntland Ciidamadaan ayaa waxay yihiin Ciidamo ku Gaashaaman Hubka noocyadiisa kala duwan yar yar iyo Wawayn intaba Sidoo kale Ciidadmada Waxay Wataan Baabuurta amaan Sugida iyo noocyo aan horay loogu aqoon Punland Waana Nooc Casri ah Oo Dheereya, ku Wasoo dhowaan loo keenay Puntland laguna qalabeeyay Ciidamada amaanka.

isku Soo Wadda duub arintaan ayaa Waxay tahay arin aan ku Cusbayn Dadka reer Puntland Waxana ilaa inti ay dhalatay xukuumada cusub ka Socday Puntland howlo amaan Sugid ah Waxaana Siddi horre ka Soo Hagagaya amaanka Goboladda Puntland, Siddoo kale amaan Sugiddaani ayaa ka Socota Magaaliyinka Wawayn ee Puntland Sidda bosasso Galkacayo qardho badhan iyo degmada buuhoodle Oo ay Ciidada amaanku,adkeynta iyo Sugidda amaanka ay ka Wadaan Muddooyinkaani Dambe Ciidamada amniga ayaa aad loogu riyaaqay, waxayna ka danbeysaa kadib markey umado farabadan soo buxiyene Gobolada Puntland,waxaana ay Ciidamada amaanku ku jirren heegan Sarre Oo ay amaanka ku Sugayaan.
Source:http://allidamaale.com/July/Aman_sugid.htm

Anyways this security crack-down has been going on for months. Puntland forces are cracking down on all major cities of puntland and arresting ppl who commit public nuisances. Some are being sent to bossaso prison and other larger prisons if they don't stop repeat offending. Anyways this article also mentioned that puntland security forces has new weapons now that has never been seen before and their going to continue crack-down on public nuisances in the major towns untill ppl realize that puntland must security must be rated as the best.

With good security we can attract stable foreign investments, their are security problems everywhere if u go to new york, london, paris...their will always be criminals but what u must do is have an effective government with an effective legal system to arrest these ppl and make them appear before court and follow the judicial process. It all comes down to good governance. Security thing was promise of farole before he was being elected, but i am suprised at how long this has been going on for. It's been going on for months now.

But all in all not bad the better security is better for all. There needs to be an image change on puntland. By 2013 election puntland needs to be rated as safest and peaceful place in east africa. If that can be achieved foreign investmens will start rolling in. Especially with the oil thing progressing now, the society needs to realize that more and more foreign ppl will be in puntland and without an excellent security these ppl will just leave.

Marka its really in our interest the puntland government keeps this going untill the society realizes to stop the public nuisances.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”