Govenor Of Cayn Transfers Office Peacefully

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Govenor Of Cayn Transfers Office Peacefully

Post by Abdi-Halim »

Image

Image

Garoowe:- Gudoomiyihii Hore ee G/cayn oo Maanta Xilkii wareejiyey

Posted to the Web Sep 13, 09:07

Garoowe: (pp)- Waxaa maanta Xarrunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland lagu qabtay xaflad balaaran oo ay xilaal kula kala wareegayeen Guddoomiyihii hore ee Gobalka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf iyo Gudoomiyaha uu haatan Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole uu u magacaabay Gobalka Cayn Xariir Maxamuud Axmed.

Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuulyiin aad u Fara badan Oo ay ka Mid ahayeen Agaasmiyaal ka kala Socda Wasaarada kala Duwan ee Dowladda Puntland Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo madax kale oo ka tirsan taliyaasha Ciidanka kuwaas oo ku sugnaa xarunta ay xilwareejintu ka dhacayso ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlada Puntland.

Gudoomiyihii hore ee Gobalka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay xilkaan uu ku wareejinayo Xariir Maxamuud Axmed, Gudoomiyahii hore ayaa sheegay in uu Gudoomiyaha Cusub ku wareejinayo qalab kala duwan ee uu leeyahay Gobalka Cayn, sida gaadiid iyo qalab kale uuna ku wareejin doono marka ay tagaan G/cayn,

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa xilka ka qaaday Kayse Cabdi Yuusuf intii uu ku sugnaa Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug, isga oo u magacaabay Gobalka Cayn gudoomiyaha cusub ee Xariir Maxamuud Axmed.

Siciid C/salaan Siciid
Wakiilka Puntlandpost- Garowe
E-mail loole15@hotmail.com

Mashallah, this is good outcome!!! It is about time all local level councils are reformed and honest ppl are placed there so they can work for their ppl and not work for their back-pocket. Rageedi Farole. He reformed Mudug at the local level, Now Cayn and there is reports he is heading to sanaag and haylaan to reform their local level councils to place competent hard-working mayors for the ppl they rule over.

A new era is dawning with farole and many ppl are very upset and angr within puntland like the killers of seefta bananka and some outside the region like ibbi of the tfg. But they can't stop it, puntland is reforming for good governance and it's reforming the local level districts so his administration has good district level team to work with to advance the regions of puntland.

I support these changes in the local level, it is well over-due. This another right-step to good governance!!!
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”