haddaba iyagoo gaabsi ku jira oo halkii isku guraya sariirta dusheeda ayaa waxaa albaabka soo garaacaaya, ninkii guriga lahaa al markaasaa ninkii iyo gabadhii talo ku cadaanaysaa dabadeed waxay ku odhanaysaa sariirta hoos teeda gal isagoo qaawan iyana halkii bay iyadoo qaawan isku tuuraysaa , oo qaylinaysaa sidii gabadh wadnuhu dhacay, markaasaa ninkeedii kusoo cararayaa oo dhabarka qabanayaa!
In yar ka dib isagoo halkii la jooga gabadhii oo madaxa haya ayaa kii yara odhanayaa ''AABOW ADEERO XAAMUD AYAA SARIIRTA HOOSTEEDA KU JIRA

kolkaasuu intuu soo dhaqaaqo sariirta hoosteeda eegayaa saa waa XAAMUD OO MAA LABAYK AH

halkaasuu sidii wax kale laga sugaayay odhanayaa '' WAAR NACAS YAHOW GABADHAYDII BAA HALKAN LIIDATA, ADNA INAKA YAR BAAD DHUUMAALAYSI LA CIYAARAYSAA, looool waar ninku nacasaysnaaye TRUE OGADEN

