Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Post by MrPrestige »

Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera


Berbera.(SanaagNews)-Markab ay leeyihiin ciidamada badda ee NATO ayaa la filayaa inuu saaka ku soo xidho dekedda caalamiga ah ee Berbera.
Ma jiro war rasmi ah oo ay xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiinta NATO midkoodna ka soo saareen xaqiijinta warkan iyo ujeedada socdaalka Markabka. Laakiin warar uu Wargeyska Geeska Afrika helay ayaa tibaaxay in markabka ay la socdaan saraakiil sar-sare oo ka tirsan masuuliyiinta NATO ee dhinaca badda. Warku waxa uu sheegay in masuuliyiinta NATO ay la kulmi doonaan masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawladda Somaliland iyo weliba saraakiisha ciidamada badda ee Somaliland. Warku waxa uu intaas ku daray in ujeedada socdaalkani ku aroorto sidii ay wada shaqayni u dhex mari lahayd ciidamada nabad ilaalinta caalamiga ah ee ku sugan biyaha Somaliya iyo dawladda Somaliland oo iyadu ka bad qabta budhcad badeeda aafaysay biyaha gacanka cadmeed iyo badweynta Hindiya.
Markabkan NATO ee ay saraakiisha milatari saaranyihiin, waxa uu noqonayaa markabkii u horeeyay ee noociisa ah ee ku soo xidha dekedda Berbera oo ah mid istiraataji ah. Wararka qaar ayaa tibaaxaya in marka uu kulanka madaxda Somaliland iyo madaxda NATO, dhammaado ay labada ciidan ee Somaliland iyo NATO wada jir u samayn doonaan dhoolatus kooban oo ay ku muujinayaan cududooda dhinaca la dagaalanka budhcad badeeda
Maraakiib badan oo ay leeyihiin inta badan wadamada reer galbeedku ayaa ku sugan biyaha Somaliya, kuwaas oo u jooga la dagaalanka budhcad badeedka, hase ahaate waxa weli sii socda ugaadhsiga ay budhcad badeedku ku afduubaan maraakiibta iyo doonyaha isaga gooshaysa marinta ka ag dhow biyaha Somaliya.


Wargeyska Geeska Afrika
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Post by salafi_student »

lol We've had these jokes for years!
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Post by salafi_student »

Duceysane Ina adeer

Why did you have to lie to us, I was all waiting for the ship to arrive - but it didn't turn up.... We're all upset now....Please think about what you write before you mislead us again...


I'll Never trust you again Ina-adeer lol
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Post by Dhaga Bacayl »

^^^^It actually did!


Somaliland and NATO officials meet aboard warship.
Written by Qarannews
Nov 05, 2009 at 06:31 AM
Berbera (Qarannews) - Somaliland government officials and officers from the NATO forces on patrol against pirates in the Red Sea and the Indian Ocean met aboard a naval warship off the coast of Berbera.

The meeting took place aboard a NATO warship anchored off the coast of Berbera. Participating in the meeting on the Somaliland side were members of the government, officials from the Sahil regional authority, the head of the port of Berbera and officers from the Somaliland coast guard and security services.

There was no official communiqué from the meeting, but sources confirm that the main agenda of the meeting concentrated on areas of mutual interest between Somaliland and NATO in combating high sea piracy in the Red Sea and the Indian Ocean.

The Somaliland coast guard has been active in safeguarding the shipping lanes from pirates operating out of Somalia.

According to eyewitness on the scene the meeting lasted approximately two hours after which the NATO warship headed for the high seas and the Somaliland delegation returned ashore.

In related news, a ship carrying supplies from the World Food Programme docked at the port of Berbera yesterday with logistics destined for Ethiopia.

Source Geeska Afrika




http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=59
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Post by salafi_student »

LoL

Yes and No, and salafi was not born yesterday....


I don't know what you guys want us to do...Cry or laugh?......I tell ya, this is getting ridicules...


By the way this news was reported time ago and people are still waiting for the arrival.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Markab NATO Leedahay Oo Maanta Imanaya Magaalda BerBera

Post by Dhaga Bacayl »

^^:


Alla maxaa dhakh reer baadiya ah Somaliland ku khafiiftay.


The bar is that way :arrow: :arrow: :arrow: :arrow: :arrow: :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”