Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen magaaladda Nairobi dhammaan odayaasha,waxgaradka,culumaa”udiinka iyo siyaasiin ka soo jeeda beelaha gabooye ee ku dhaqan bariga afrika ayaa waxaa lagu cambaareeyey qaar ka mid ah salaadiinta soomaliland isku daygooda ku aadan in ay kala qaybiyaan beesha gabooye oo ay sheeggeen in nasab ahaan ay ka soo jeedaan qabaa”ilka degga Galbeedka magaaladda burco
Xildhibaano ka tirsan dawladda ku meel gaarka ah ee soomaaliya oo kulankaasi ka hadlay ayaa waxay sheeggeen in ay tahay wax laga xumaado in beelaha soomaaliyeed ay isku dayaan in xilligan la jooggo ay kala qaybiyaan beel facwayn oo xattaa ka jiritaan badnayd qabaa”ilo badan oo soomaaliyeed in hadda dadka la marin habaabiyo
Beesha gabooye ee ku dhaqan magaaladda Nairobi waxay ugu baaqday salaadiinta Somaliland in ay faraha kala baxaan arrimaha gudaha ee beelahaasi islamarkaasna ay xishmeeyaan jiritaankoodda,si ay labada qowmiyadood ay u yeeshaan wada shaqayn saaxiibtinimo
Kulanka beeshan ayaa waxay ka dambaysay kadib markii beelo ka mid ah soomaaliland ay bilaabeen ololo ay uga dhiggayaan qaar ka mid ah beelaha gabooye in ay yihiin Kuul Carre-Habaryoonis islamarkaasna ay nasab ahaan ka soo jeedaan beelaha ololaha wada,taasi waxay keentay in xiisad ay ka dhex dhaliso beesha dhexdeeda
Odayaashan Nairobi ku shiray ayaa waxay qoraal ka dhan ah amuurtan u gudbiyeen,qaramadda midoobay,hay”adaha u dooda xuquuqda aadamaha,saraakiil midowga afrika ka tirsan,urur goboleedka IGAD iyo dawladda maraykanka kuna cadeeyeen sida beelaha soomaalida ay ku doonayaan in ay ku baabi”iyaan jiritaankoodda,waxayna ka codsadeen hay”adaha u doodad xuquuqda bini”aadamka in ay arrinkaasi wax ka qabtaan kulankan ayaa waxaa ka qabgalay xubno ay ka mid ahaayeen Xildhibaan mahamed mahamuud cali,Nabadoon mahamuud gaciye cali iyo marti sharaf kale,waxayna ugu baaqeen dadka ka soo jeeda beesha gabooyaha in ay ka tanaasulaan waxyaabaha aan aqliga gali Karin ee lagu xaqirayo jiritaankooda islamarkaasna ay isku duubni muujiyaan
Odayaashan iyo siyaasiintan ayaa waxay haatan wadaan olole siyaasadeed oo la isugu keenayo dhammaan beelaha ku abtirsada beesha gabooyaha
By Mursal Quule
Nairobi-Kenya

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
this has already been explained , Ignorance is a bliss.
Written by Maxamed Jaamac Cawil.
Nov 18, 2009 at 07:33 AM
Bismillaahi raxmnnaani raxiim.
Anigoo ah, af-hayeenka beelaha Kuul Carre mudane Maxamed Jaamac Cawil.
Waxaan ku wargelinayaa dhammaanba beelaha Kuul Carre, ee ku kala hoyda dunida hareereheeda
Inay u dyaargaroobaan sidii ay uga qayb gelilahaayeen shirweynaha, ka dhici doon magaalada Burco
Somaliland 20/1/2010.
shirkaasi oo beelweynta Habar Yoonis ku soo dhoweynayso walaalahooda Kuul Carre.
Waxaan beelaha Kuul Carre ku wergelinayaa inay dhowaanahan soo shaac baxeen, shakhsiyaad
Tira yar oo doonaya inay carqaladeeyaan, ama is hortaagaan shirweynaha ka dhici doona magaalada Burco ee gobolka togdheer Somaliland, ee ay hore ugu heshiiy een, guurtida iyo salaadiinta Beelweynta Habar Yoonis iyo cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Kuul Carre.
Shakhsiyaadkaas oo caadaystay beenabuur, iska horkeen iyo xasard joogto ah, inay kula dhex wareegaan beelweynta Habar Yoonis iyo beelaha Kuul Carre oo isir walaaleeyey.
Isla markaana ku been abuurtay magacyada dad Kuul Carre ah,kuna sheegay qabiilk aanay isir ahaan ka soo jeedin. Iyo weliba dad aan beelaha Kuul Carre u dhalan Sida;
1.khadiija Cabdi
2.Xaliimo Cabdi Axmed.
Dadka lagu been abuurtay magacyadoodana sida qaldan loo isticmaalay, isla markaana la siiyey derejooyin iyo magac dhaqameedyo aanay lahayn raalina ka ahayn, sida, caaqil, Dr., nabad doon
Abwaan, sheikh, prof. iwm, magacyadoodu waa kuwa hoos ku taxan, iyagoo dacwad qaba’;
1, Maxamed Muuse Xayir Afjar
2,Axmed Mustafe Abdi Aw-Ali Siraad
3,Yuusuf Muuse Xayir
4,Dr. Ali Abdisalaan ALazhar
5,Yaassin Jama Adan
6,Bashiir Jama Adan
7.Xuseen Xaashi
8,Dr. Xasan Maxamed Cismaan
9,Ibrahim Xasan Yool
10.Dr. Xasan Ali Maxamed
11,caaqil Daahir Saalax
12,caaqil Maxamed Tarabi.
Haddaba kadib markaan samaynay baadhitaan aad u qotadheer, waxaa noo caddaatay oo aan xaqiiqsanay sida kor ku xusan in dadkaas magacyadooda lagu been abuurtay, isla markaana beelaha
Kuul Carre iyo beelweynta Habar Y oonis fidmo iyo fadqalalo ay kula dhex meeraysanayaan canaasirta u soo tafa xaytay inay dadkan is helay ee isir ahaan walaalaha ah kala dilaan.
Af-hayeenka beelaha Kuul Carre
Mudane Maxamed Jaamac Cawil
Phone 206 778 9512.

Kuul Carre iyo beelweynta Habar Y oonis fidmo iyo fadqalalo ay kula dhex meeraysanayaan canaasirta u soo tafa xaytay inay dadkan is helay ee isir ahaan walaalaha ah kala dilaan
Walaalaha is helay
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Gabooye are found in every town, why don't we claim those in Hargeisa or those in Burco or those in Erigavo?
Kuul Carre might have been a minority tribe in Harti lands but they surely are not minority when they are with their cousins.
Kuul Carre are historically a very small subclan and when they migrated deep South, they couldn't create their own territory like the Isaxaaqs did or the Muse Carre did when they arrived in Hargeisa in the 18th century after they left Sanaag area. Kuul Carre are coming back to their cousins and from now on wards, if there is a single Kuul Carre that is wronged whether in Nugaal or Southern Sool... they should await the full wrath of the HY clansmen.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
H.Y never claimed them it was them who said they were Kuul Carre historically , abtirsi , or taariikh.
"Cawil Yusuf:Gudoomyaha Guurtida Habar-Yoonis ( Habar-Yoonis taariikh aad leedihiin ma hayso, arintuna dhiniciinay nagaga timid, dadka ii keenayna waxay leeyihin abtirka waxaa noo sheegay nin ka mida beesha Maxaad-Barre oo wali nool)"
Hy never claimed them ayaga yiri waxan nahay kuul carre , so the investigation continues.
miida labad kala sar there is Kuul Carre which is Nasab and this other gaboye clan who are claiming that there is some members of theirs who are trying to fit in with Kuul Carre , which is obvisiouly fake.
the Afhayn iyo Garaadka Kuul Carre both denied this.
Guul to Kuul Carre.
the haters can calaacal all they want.
"Cawil Yusuf:Gudoomyaha Guurtida Habar-Yoonis ( Habar-Yoonis taariikh aad leedihiin ma hayso, arintuna dhiniciinay nagaga timid, dadka ii keenayna waxay leeyihin abtirka waxaa noo sheegay nin ka mida beesha Maxaad-Barre oo wali nool)"
Hy never claimed them ayaga yiri waxan nahay kuul carre , so the investigation continues.
miida labad kala sar there is Kuul Carre which is Nasab and this other gaboye clan who are claiming that there is some members of theirs who are trying to fit in with Kuul Carre , which is obvisiouly fake.
the Afhayn iyo Garaadka Kuul Carre both denied this.
Guul to Kuul Carre.
the haters can calaacal all they want.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Duceysane.. so accrding to your last post, your telling us Kuul Carre are Claiming Habaryoonis and they are Midgaans?
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
the real kuul carre can't not be midgans , if they were midgans why tell would Suldan Maxamud Xiiray spend so much time studying their history to just find out they are lost Kuul Carre.
it's no different then the Damal Muse cause , which they were lost Hy tribe who lived with Dir but later immigrated back to their roots , they are both Nasab.

- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
doesn't this proove all isaaq clans are nothing more than a confedaration
of different peoples
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Abdikarim are you Lax horta?
it's common isaaq are from 1 ancestor in the case of Kuul carre they are a lost sub clan from the carre family.
laakinse to say isaaq are confideration it's a insult.

-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Ducaysane_87 do you know that sheikh issaq himself got protected by HY when he was attacked and threaten to be killed by the confederation of Idoor.
at least that is what this book i have writen long time ago says...
at least that is what this book i have writen long time ago says...
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Nimanyaho im not here to insult laakin sheekadan waan ka naxay runti
So the article's saying qolo oo awal Madhiban ahaayeen ayaa ku biiray Habar Yonis
So the article's saying qolo oo awal Madhiban ahaayeen ayaa ku biiray Habar Yonis
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
Djibsomali... you want us to read a book that you wrote?
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
LiQaaye_TDH wallahi maa iskaan garayaa???
oo xalkaan maa so galiyaa...
booguu waa kaan:
http://books.google.co.uk/books?id=pLFE ... q=&f=false
oo xalkaan maa so galiyaa...
booguu waa kaan:
http://books.google.co.uk/books?id=pLFE ... q=&f=false
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Beesha Gabooye Kenya Says H-Yoonis STOP Claiming Our People
dhibsomali... wtf the book is in french
listen if you think you got enough knowledge about the somali history: there was a Djiboutian top General who was very famous in Djibouti an he got taken to Lebanon with French-djiboutian Army who was fighting in Lebanon or Syria i cant remember where, but his name started with Ali-something, have you heard of Him?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1227 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 2 Replies
- 2012 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 588 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 4 Replies
- 2036 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 6 Replies
- 1010 Views
-
Last post by udun
-
- 20 Replies
- 2479 Views
-
Last post by ProudFather
-
- 20 Replies
- 1510 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 12 Replies
- 819 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 20 Replies
- 1505 Views
-
Last post by surrender