The story of Nuur and naaleeye and the death of their father

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The story of Nuur and naaleeye and the death of their father

Post by The_Emperior5 »

Qiisadi nuur iyo Naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay Oday axmed , Dumarki iyo dadki ehelada oday axmed ba u yeedhay Nuur iyo naaleye si ay ula joogaan abahood Nuur iyo naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay oo ay naftu ka sii baxayso, ayaa goobti yimi ,markay goobti yimaadeen. Ayey Dadki ehelada aha odaygu ku yidhaheen Nuur iyo naaleye. Aaabihin naftii way ka baxaysa eeh la sii jooga. Nuur iyo naaleye aya jaabay Aaabo nafti ba ka baxaysa maxaynu yeelna :roll: Nuur iyo naaleye aya is yidhi ka hor taga sidanay nafta uga bixin abahood oday axmed :lol: intay marooyiin so ururiyeen ayey odaygii Duu duubeen si anay naftu uga bixin :lol: Meel kasta marray kaga xiidheen oo odaygii way duuduubeen ila lugaha ila madaxa ila dhabarka :D . Dhowr sacadood ka bacdi odaygi nafti ba ka dhacday oo naqaski bay ku sii dhadjiyeen :lol: , Dhimashadiisi wabay so da dadajiyeen. Nuur iyo naaleeye ba is eegay wey yaabeen war odayga soonagii meel kasta ka soo xidhnay naftu halkay ka baxday :lol: :lol: , Markasala yidhi nuur iyo naaleye iga waleh wa habaacsane :mrgreen: .

The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father

Post by Babygirl- »

The_Emperior5 wrote:Qiisadi nuur iyo Naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay Oday axmed , Dumarki iyo dadki ehelada oday axmed ba u yeedhay Nuur iyo naaleye si ay ula joogaan abahood Nuur iyo naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay oo ay naftu ka sii baxayso, ayaa goobti yimi ,markay goobti yimaadeen. Ayey Dadki ehelada aha odaygu ku yidhaheen Nuur iyo naaleye. Aaabihin naftii way ka baxaysa eeh la sii jooga. Nuur iyo naaleye aya jaabay Aaabo nafti ba ka baxaysa maxaynu yeelna :roll: Nuur iyo naaleye aya is yidhi ka hor taga sidanay nafta uga bixin abahood oday axmed :lol: intay marooyiin so ururiyeen ayey odaygii Duu duubeen si anay naftu uga bixin :lol: Meel kasta marray kaga xiidheen oo odaygii way duuduubeen ila lugaha ila madaxa ila dhabarka :D . Dhowr sacadood ka bacdi odaygi nafti ba ka dhacday oo naqaski bay ku sii dhadjiyeen :lol: , Dhimashadiisi wabay so da dadajiyeen. Nuur iyo naaleeye ba is eegay wey yaabeen war odayga soonagii meel kasta ka soo xidhnay naftu halkay ka baxday :lol: :lol: , Markasala yidhi nuur iyo naaleye iga waleh wa habaacsane :mrgreen: .

The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
Xolahaan daad waa hoore Dhintaay kuu Qoslayaa, oo Weliba Been abuuraya!!.

Kow, Waar orodo shaqa yelo waxasi wax kuu tari mayana!

Labo, Waar waaxa tahay Ma naaqane hana Baraana hana iskuu keen dhadhajiin sidi ina naa taqanid. :arrow:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father

Post by The_Emperior5 »

Xolahaan daad waa hoore Dhintaay kuu Qoslayaa, oo Weliba Been abuuraya!!.

Kow, Waar orodo shaqa yelo waxasi wax kuu tari mayana!

Labo, Waar waaxa tahay Ma naaqane hana Baraana hana iskuu keen dhadhajiin sidi ina naa taqanid
Qiisadani wa qiiso jirta ha ka xanaaqiin Babygirl :lol: :lol: :lol:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father

Post by Xamari_76 »

:lol: :lol:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father

Post by Xamari_76 »

So sad..

You made up a story.


FAIL!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”