Qarax lagu aasay wadada dhinaceeda islamarkaana ay ku geeriyodeen askar ka tirsan ciidamada amaanka ee Puntland ayaa saakay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari, iyadoo ay howlgalo ka socdaan magaaladaasi.
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in saakay qarax miino lala eegtay askar ka tirsan Ciidamada Puntland xili ay marayeen meel u dhow Masjidka Al Rashiid ee Magalada Boosaaso.
Qaraxa ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyoodey labo askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland iyadoo sidoo kalana ay ku dhaawacmeen 2 kale sida Shabelle ay u sheegeen dad ka agdhawaa halka uu Qaraxu ka dhacay, kuwaasi oo intaasi ku daray in dhaawacyada halkaasi ka dhashay loo qaaday Isbitaalka Boosaaso.
Qaraxa kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo kale oo ka tirsan Maamulka Puntland ee Boosaaso kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay howlgalo baaritaano ah oo aan la ogeyn cida ay ku soo qab qabteen.
Majiro wali masuul ka tirsan Maamulka Puntland oo ka hadlay Qaraxa iyo waxyeelada uu geystay, hase ahaatee kuma cusba Magaalada Boosaaso qarax nuucaani oo kale ah oo ay ku waxyeeloobaan Askar ka tirsan Maamul goboleedka Puntland.
Bosaaso and Moqadisho are nearly the same.......
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 452 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 7 Replies
- 468 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 14 Replies
- 1157 Views
-
Last post by GeneraleQ
-
- 1 Replies
- 297 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 432 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 4 Replies
- 504 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 301 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 31 Replies
- 2713 Views
-
Last post by Djiboutian
-
- 8 Replies
- 839 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 398 Views
-
Last post by Shirib