Reer mudug stories and people

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Reer mudug stories and people

Post by grandpakhalif »

[youtube]MACIPykub8U&feature=player_embedded#[/youtube]
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Reer mudug stories and people

Post by ciyaal_warta »

Xarfaan reer mudug ah aa cunugiis iskool islaami ah geeyey ka dib macalinkii ayaa cunaga haay kari waaye
wax ayuu bari waaye madax adeegiisa..macalinki markoo yaabey oo dhahay aabahaa ii keen
odaygii baa iskoolka imaadey markaaso macalinki ku dhahay"Adeer wiilkaga waxba ma bari karno wax ma fahmo maskax faluuq oo qabaa"
odaygii baa macalinki beryay oo dhahay ina adeerow wiilka wa fariidee wax ii bar oo iskoolka haka burin ..macalinka baa dhahay " hal suaal ayaan weydiina hadi ka jawaabo wa joogaa cunugaaga" odaygi ba yiri raali baan ka ahay..macalinki baa cunuga waydiiyey " waxaad sheegta hal nabi magaciis oo nabiyaasha ilaahey soo diray ka mid ah" cunugii ba soo booday oo dhahay" Nabi fircoon" odaygii ba soo booday oo dhahay " Caleyhi salaam" :down: :down: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”