TFG Celebrated To Early Shabab Reinforcements PICS

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SirLuciousLeftFoot
Posts: 72
Joined: Tue Feb 16, 2010 6:39 pm
Location: son of late great chico dusty

TFG Celebrated To Early Shabab Reinforcements PICS

Post by SirLuciousLeftFoot »

Boqolaal katirsan Ciidamada Mujaahidiinta oo dhanka Dhoobley u dhaqaaqay (SAWIRO)

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogabadan ayaa maanta ka jira deegaanka Dhoobley ee wilaayada Jubbada Hoose.

Wararka ka imaanaya Dhoobley ayaa xaqiijinaya in duleedkeeda ay gaareen boqolaal katirsan ciidamada Mujaahidiinta.

Weriye Cabdi Raxmaan Yare ayaa soo sheegay in dhaq dhaqaaqyo jiraan balse aysan weli wax war ah kasoo bixin saraakiisha mujaahidiinta oo ku aadan dhaq dhaqaaqa jira.

Boqolaal katirsan gaadiidka dagaalka Mujaahidiinta ayaa ka dhaqaaqay magaalada Kismaayo maalmo ka hor waxayna kubiireen guutooyin katirsan mujaahidiinta oo horay ugu sugnaa Haawinaa iyo deegaan 8KLM u jira Dhoobley.

Maleeshiyaadka cadawga ayaa iyana bilaabay in ay sameeyeen is aruursi ciidan oo ay uga hortegayaan gulufka mujaahidiinta ee kusoo wajahan.


Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”