BIGGEST TREASON: selling Somalia Waters for cheap price

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

BIGGEST TREASON: selling Somalia Waters for cheap price

Post by AhlulbaytSoldier »

Qiyaanada loo maleegayo Xadeynta
Badda Soomaaliya iyo qorshaha ka
dambeeyay in lagu iibsado
Iyadoo mudooyinka uu guux weyn ka jiray
qorshaha lagu iibsanayo Badda Soomaaliya, isla
markaana is fahamo badan uu ka jiray ayaa
waxaa isa soo taraya qiyaanada loo maleegayo
arrinta ka dmabeysa xadeynta Badda
Soomaaliya.
Dhowr isku dayo oo la damacsanaa in lagu
socodsiiyo, ayna gadaal ka riixayeen
Diblomaasiyiin Soomaaliyed ayaa waxaa hada
xoogiisa yahay in lagu maldaho qorshe
gundhigiisu yahay in lagu xadeeyo badda
Soomaaliya.
Arrimaha aadka loo hadal haayo oo ah mid isu
dhow ayaa waxaa la doonayaa in 19- ka
December lagu xadeeyo Badda Soomaaliya,
waxaana arrintan Dowladaha doorka ka
ciyaaraya ay yihiin Norway, Faransiiska iyo
Qaramada Midoobey.
Warar maalmahan aad u soo baxayay ayaa ahaa
in Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
C/raxmaan Sheekh Ibraahim uu aad u
daneynayo inuu hir galo xadeynta badda, isagoo
ka dhawaajiyay inay jireen wada shaqeyn
wasaaradii ka horeysay la laheyd dhinacyo kala
duwan, isla markaana shirar uga qeyb gashay.
Hadaba arrinta gogol xaarka u aheyd in Badda
Soomaaliya lagu iibsado ayaa waxay ka soo
bibaalatay markii Safiirka Soomaaliya u fadhiya
Kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko uu
saxiixay heshiis dhigaya in Midowga Yurub ka
howl galaan biyaha Soomaaliya si ay ula
dagaalamaan Burcad badeedka.
Heshiiskaas oo ah mid qiyaano qaran ahaa ayaa
waxaa uu ugu dambeyn u gogol xaaray in lagu
soo dhiirado in Biyaha Soomaaliya ee
kheyraadka leh dalal badan damac ka soo galo.
Isku daygii labaad ayaa ahaa heshiiskii is
fahamka ahaa ee Kenya iyo Soomaaliya
gaareen, gaar ahaan heshiiskii sanadkii 2009 -kii
uu saxiixay Wasiirkii Xukuumadii Ina
Cabdirashiid C/raxmaan C/shakuur , kaasoo
markii dambe ay laaleen Baarlamaanka.
Sidoo kale qorshahaas waxaa daadihiye u ahaa
Ra’ iisul Wasaarihii hore Nuur Xasan Xuseen Nuur
Cadde oo hada ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya
Talyaaniga iyo Midowga Yurub.
Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Admiral
Faarax Qarre ayaa ka digay xadeynta Badda in
lagu xalaaleysan doono kheyraadka dalka, isla
markaana ay ku weyn doonto 97%
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa moodaa inuu
waxa socdo sheeda ka eeganayo, waxaana hada
qorshahan uu u socdaa mid tartiib tartiib ah,
isla markaana haatan uu gabo gabo marayo.


The people behind this ugly qiyaano must be arrested, brought to justice for treason.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”