President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
tell me when/if he goes to salaxlay/ubaale/toon 
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
odayguu wuxuu fahmay inuu Faisal card-ka ka gubayoo, kolka today he went to salaxley and talked to Ciidagale eldersbariis567 wrote:tell me when/if he goes to salaxlay/ubaale/toon
- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
Goljano Lion wrote:odayguu wuxuu fahmay inuu Faisal card-ka ka gubayoo, kolka today he went to salaxley and talked to Ciidagale eldersbariis567 wrote:tell me when/if he goes to salaxlay/ubaale/toon![]()
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
It says baligubadle not salaxley
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
Emperor just one pic where is the article we wana know more about presidents visit
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
Suldaanka Beesha Arab
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
waa run laakiin salaxlay buu ku horeeyey, dabeedna wuxuu tagay baligubadleh.. can some one please post salaxley pics toohargaysaay wrote:It says baligubadle not salaxley
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
Madaxweynaha Somaliland ayaa dhagax dhigay Taalo cusub oo laga sameeyay xaruntii halganka Somaliland ee Baligubadle. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo ay xubno ka yihiin Wasiiradda Madaxtooyadda, Arrimaha
Hargeysa (HWN) Madaxweynaha Somaliland ayaa dhagax dhigay Taalo cusub oo laga sameeyay xaruntii halganka Somaliland ee Baligubadle. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo ay xubno ka yihiin Wasiiradda Madaxtooyadda, Arrimaha Guddaha, Cadaaladda, Taliyaha Ciidamada Booliska, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Mayorka Caasimada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), Xildhibaan Aadan muxumed (Hoori), Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed iyo waliba xubno kale oo ka mid ah saraakiisha madaxtooyadda.
adal Kooban oo uu madaxweynaha Somaliland ka jeediyay Xafladda Dhagax dhiga taaladda xuska Mujaahidiinta SNM, ayaa waxa uu sheegay in uu xarunta Magaaladda Baligubadle ay tahay magaalo lagu ku suntan taariikh halgameedka Somaliland.
Madaxweyne Siilaanyo waxa uu balan qaaday in uu fulin doono balanqaadyadii tiradda badnaa ee uu gobollkaasi ugu balan qaaday wakhtigii uu ku jiray ololaha doorashadda madaxtooyadda.
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu intaasi ku daray in xukuumaddiisa oo jirtay muddo kooabani ay dalka ka hirgelisay waxyaabo badan isla markaana waxa uu u soo jeediyay dadka deegaanka in ay guntiga dhiisha iska dhigaan sidii ay dhinacooda wax uga qaban lahaayeen baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaankooda.
Dhinaca kale Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu guntiga dhiisha iskaga dhigayo sidii uu dalkiisa iyo dadkiisaba wax ugu qaban lahaa.

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: President Siilaanyo in BaliGubadle PICS
petatic ....war odaygan yaa wadanka ka qabtaa

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 582 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 2 Replies
- 656 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 7 Replies
- 1202 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 736 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 2 Replies
- 950 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 5 Replies
- 946 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 30 Replies
- 3193 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 754 Views
-
Last post by Boodh iyo Torre
-
- 2 Replies
- 817 Views
-
Last post by The_Emperior5