The real reason why president Siilaanyo Visited Baligubadle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The real reason why president Siilaanyo Visited Baligubadle

Post by The_Emperior5 »

Madaxweyne Siilaanyo oo cadeeyey Mawqifka u ka taaganyahay
Qaranimada Somaliland ka dib marki baligubadle Booqday

Image
Iyada oo ay maalmahan danbe isasao tarayaa fariimo isaga so gudbinaya madaxda Somalia oo ka aadaana Jiritaanka Somaliland iyago oo ay maalmahan danbe isaso taraya fariimo lago so gudbinayey madaxda tfg eh Somalia eeh ku aadana jiritaanka Somaliland iyaga oo sheegayay inay Somaliland tahay gobolo ka mid ah Somalia


Waxa kale oo ay mucaaradka Somaliland isku dayayeen inay sacbiga Somaliland shaki ku riidaan ah xamar baa la idinku wada,

Si uu waxaas oo dhan uga jawaabo oo uu u cadeeyo Mawqifkisa ayaabu madaxweyne Axmed Siilaanyo si xarago leh u tagay xarunti iyo taliski guud eeh SNM waagi halganka eeh baligubadle isaga oo dhagax dhigay taalo wayn oo loo dhisayo xusuusti dhamaan shuhaadadi dhiigooda qaaliga ah u horay dib ula soo noqoshada xoriyada dalkeena.

Well done Madaxweyne si wacan ayaad ugu quus goysey cadawgi oo aad mar labaad u janatay kalsoonida shacbi waynaha ilaahay madaxda kaga dhigay
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: The real reason why president Siilaanyo Visited Baliguba

Post by Cali_Gaab »

Pure genius to go to the heartland of SNM :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”