H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
Mudaneyaasha labada Gole ee Wakiiladda iyo
Guurtidu waxay Madaxweyne Axmed Siilaanyo
ka filayeen in khudbadiisu ay noqoto mid u
badan shirka ka socda degmada Taleex ee
gobolka Sool, waxaanay mudaneyaal badani u
fadhiyeen, hase yeeshee Madaxweynuhu waxa
uu shirka Taleex uga hadlay si ladifan , waxaanu
ummadda Somaliland u xaqiijiyay inaanay
xukuumadiisu aqbalayn in dalka la kala
goo’gooyo .
“Shirka Taleex wuxuu ku billaabmay jawi
nabadgelyo oo beel ka mid ah beelaha
Somaliland ay kaga arrinsanaysay arrimaheeda
dhaqan iyo horumarineed intaanu ognahay,
waxaase shirkaa majara habaabiyay koox fidna-
walayaal ah oo qaarkood hore ugu caan baxeen
Somaliland nacaybka kuwaas oo ujeedadoodu
tahay inay colaad ka huriyaan deegaan
nabdoon,”ayuu yidhi Madaxweynaha
Somaliland Md. Axmed Siilaanyo.
Madaxweynuhu wuxuu si cad u balan qaaday
inaanay aqbali doonin inay shirkaasi ka soo
baxaan midho colaadeed oo midnimada
Somaliland waxyeeleeya, waxaanu yidhi “
Beesha Sool iyo dhamaan beelaha reer
Somaliland waxay u baahan yihiin nabadgelyo
iyo horumar kamana muuqato inay xiligan ka
soo baxayaan shirkaa wax lagu tanaado ama ay
dani ugu jirto beelahaa.Dawlada Somaliland
marnaba ma ogolaandoonto in qarankan lakala
qaybiyo iyo in lagu qadhaabto magacayo aan
jirin, waxaanu difaacaynaa midnimada iyo
wadajirka Somaliland, intii mas’uulka ka ahayd
shir-qoolkaasna waxaanu u aragnaa in ay yihiin
dembiilayaal qaran.”
“Wax- garadka, Samo- taliska iyo duqayda reer
Sool waxaan ugu baaqayaa inay ka feejig-
naadaan iskana jiraan fidnadaa ay la
wareegayaan kooxdaa kusoo duushay wadajirka
ummada,”ayuu yidhi Madaxweynuhu.
Markii Madaxweynuhu dhameeyay qodobka
shirka Taleex, waxa fadhiga hadheeyay sacab
aan kala go’o lahayn oo ay Mudaneyaasha
labada aqal iyo Hoggaamiyeyaasha axsa

- SomaliNetizen
- Posts: 448
- Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
Don't you worry by Hawiye friend, we shall keep our pets indoors. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
ProudFather wrote:Don't you worry by Hawiye friend, we shall keep our pets indoors.

Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
Hawiye waxaan kala hadaalo hadeer garanmaayno, waa idi soo duceeynana, 21 yrs baad is cunteen, hadana Jareer & Al-shabaab ba idi ku darsamaay baal umaadi tashataay is badbaadiya oo keliya..
Idoor Dhabadhilifnimadisa waax kuu tari maayso.
Idoor Dhabadhilifnimadisa waax kuu tari maayso.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
Babygirl- wrote:Hawiye waxaan kala hadaalo hadeer garanmaayno, waa idi soo duceeynana, 21 yrs baad is cunteen, hadana Jareer & Al-shabaab ba idi ku darsamaay baal umaadi tashataay is badbaadiya oo keliya..
Idoor Dhabadhilifnimadisa waax kuu tari maayso.
They are the people you want to unite with dear babygirl stop insulting the noble hawiye Clan

Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
We don't insult them but you do, Xaadka haduu soo jaaro isaaga & Sinjiyadisa meel laa isugu keeni.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
you said wax aan kala hadlo garan mayo that means waad yaseysa beesha hawiyeBabygirl- wrote:We don't insult them but you do, Xaadka haduu soo jaaro isaaga & Sinjiyadisa meel laa isugu keeni.

i never insult any one by the way
Beesha hawiye
Beesha darood
beesha isaaq
Beesha Dir
Beesha rahanweyn
All good in my book
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
somaliland dad aanan rabin miyaa lagu qasbi karaa? taleex ragii ku kulmaya sidey dhulkooda ugu tashan lahaayeen waa sida kuwa burco ku tashaday 91kii ee ahaa madaxbanaanida. qof walba waa tiisa, cidii tanaasulaysa ha tanaasusho qof xaq kuma leh 

Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
abakar20 wrote:somaliland dad aanan rabin miyaa lagu qasbi karaa? taleex ragii ku kulmaya sidey dhulkooda ugu tashan lahaayeen waa sida kuwa burco ku tashaday 91kii ee ahaa madaxbanaanida. qof walba waa tiisa, cidii tanaasulaysa ha tanaasusho qof xaq kuma leh

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

kuwa taleex ku shiray xita burco wa joogeen 1991

Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
emp walal kuwa ku shiray burco in 1991 wa joogeen 1960kii and they signed the union of italian somaliland and british somaliland. we say we got our independence back and i think the dhullos are saying they took back their agreements with somaliland.khalid ali wrote:abakar20 wrote:somaliland dad aanan rabin miyaa lagu qasbi karaa? taleex ragii ku kulmaya sidey dhulkooda ugu tashan lahaayeen waa sida kuwa burco ku tashaday 91kii ee ahaa madaxbanaanida. qof walba waa tiisa, cidii tanaasulaysa ha tanaasusho qof xaq kuma leh
kuwa taleex ku shiray xita burco wa joogeen 1991![]()
laakin wa niman dhowr jeer dhaarta uuun
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
Leonida please do not talk to me
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
khalid, sxb leonida suaal fiican buu ku weydiiyey tolow, wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. somaliland has been avoiding this issue for a long time and they still have not given a clear stance. somalia waxaad uga go'deen cali mahdi baa dowlad ku dhawaaqay waadna diideen in koofuri dambe dhulkaaga sheegto, balse adiguna maanta na sidii baa laguugu haystaa, marka reerkaasi xalaasha ah oo somaliweyn jecel miyaad xushmeyn doonta oo xaqooda u dhaafaysa mise colaad qabiileed iyo sirtii qarsoona ee somaliland baa noo cadayneysa maanta?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
abakar20 wrote:khalid, sxb leonida suaal fiican buu ku weydiiyey tolow, wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. somaliland has been avoiding this issue for a long time and they still have not given a clear stance. somalia waxaad uga go'deen cali mahdi baa dowlad ku dhawaaqay waadna diideen in koofuri dambe dhulkaaga sheegto, balse adiguna maanta na sidii baa laguugu haystaa, marka reerkaasi xalaasha ah oo somaliweyn jecel miyaad xushmeyn doonta oo xaqooda u dhaafaysa mise colaad qabiileed iyo sirtii qarsoona ee somaliland baa noo cadayneysa maanta?
Abakar we are willing you to have dhulbahante take them we are even willing to give up the parts they live in eastern sool and buhoodle take them , but we want recognition for our state and country , see the problem is many enemies of Somaliland want to use the dhulbahante clan as some sort of way to destroy us we won't have that we are willing to even accept border demarcation with Full recognition from you koonfurians no more calacaal ma fahanteen if not , dee saaxib we will keep our inherited border from the Colonialist
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: H.E President Siilaanyo talks about shirkii qiyaanada
horta mid fahan, waxaad tihiin soomaalida kuwa horseedaya maanta, no somali has the ability to stop somaliland's ambitions and aspirations. this is a question of morality and virtue. how can you think it's right and justifiable to hold a clan hostage for your own political gain? meesha waxa ka socota waa nabsi iyo nacayb sxb, maxaa idiin diiday inaad tidhaahdaan qof walba dhulkiisa ayagii baa leh?khalid ali wrote:abakar20 wrote:khalid, sxb leonida suaal fiican buu ku weydiiyey tolow, wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. somaliland has been avoiding this issue for a long time and they still have not given a clear stance. somalia waxaad uga go'deen cali mahdi baa dowlad ku dhawaaqay waadna diideen in koofuri dambe dhulkaaga sheegto, balse adiguna maanta na sidii baa laguugu haystaa, marka reerkaasi xalaasha ah oo somaliweyn jecel miyaad xushmeyn doonta oo xaqooda u dhaafaysa mise colaad qabiileed iyo sirtii qarsoona ee somaliland baa noo cadayneysa maanta?
Abakar we are willing you to have dhulbahante take them we are even willing to give up the parts they live in eastern sool and buhoodle take them , but we want recognition for our state and country , see the problem is many enemies of Somaliland want to use the dhulbahante clan as some sort of way to destroy us we won't have that we are willing to even accept border demarcation with Full recognition from you koonfurians no more calacaal ma fahanteen if not , dee saaxib we will keep our inherited border from the Colonialist
and this thread just reeks of qabyaalad. hutuking intuu shirkaan ku tilmaamay shir qiyaano markaasuu la cabaadaya babygirl markay inyara xanaaqday ee isdifaacaysa

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 2469 Views
-
Last post by gurey25
-
- 14 Replies
- 1198 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 494 Views
-
Last post by 1moonlight
-
- 0 Replies
- 12 Views
-
Last post by 1moonlight
-
- 5 Replies
- 1407 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 19 Replies
- 1053 Views
-
Last post by GAMES
-
- 2 Replies
- 632 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 7 Replies
- 1071 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 731 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 574 Views
-
Last post by AsadSL