Shir ku saabsan Habsami u socodka ganacsiga Somaliya iyo Somaliland oo lagu qabtay Aqalka Baarlamaanka Ingiriiska
Waxaa bishan Febr 27keedii, sannadkan 2012, ka dhacay Hoolka The Grand Community Room ee Aqalka Baarlamanka waddanka Ingriiska kulan loogu magac daray Somali Business as Usual ( Habsocodka Ganacsiga Somalida).
Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badan oo ka kala yimid dhamaan magaalooyinka dalka United Kingdom. Waxaana ka mid ahaa dadkii sida gaarka ah loogu doortay inay ka kahadlaan shirkaas; Mr. Alun Micheal, MP Cardiff, Mr. Mohamed Yusef Ali Guray, Madaxa shirkadda Invicta Capital, Mr. Cabdirashiid Mohamed Siciid Ducaale, Madaxa Shirkada Dahabshiil iyo Ms. Perez Ochieng, Madaxa Commercialization, Sahara Communities Abroad.
http://oodweynenews.com/news/149142-shi ... iiska.html