Xisbiga Nabada iyo Horumarka

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Xisbiga Nabada iyo Horumarka

Post by TheblueNwhite »

Getting down and dirty. :lol:

Image

Image

Image
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xisbiga Nabada iyo Horumarka

Post by TheblueNwhite »

Image

Image

Image

Presidential candidate Xasan Sheekh Maxamuud. :up:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xisbiga Nabada iyo Horumarka

Post by TheblueNwhite »

Image

Image

Xisbiga Nabadda iyo Horumarka iyo Murashaxa Xisbiga ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan wada tashi ah kula qaatay haweenka Soomaaliyeed kuwaasi oo tiradooda ka badneeyd ilaa Labo boqol oo haween ahaa.

Kulanka wadatashiga ah ee Murashaxa uu la qaatay haweenka ayaa qeyb ka ah kulamo isdaba joog ah ee uu murashaxa la qaadanyo bulshada qeybaheeda kala duwan isagoona horay u la soo kulmay bahda warbaahinta iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Puntland.

Ugu horeeyn kulanka waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Abaabulka ahna Xoghayaha Tababarada iyo Qorsheeynta ee Xisbiga soo sharaxday Xasan Sheekh Mr Jamaal Baroow oo sheegay in muhiimada kulam ay tahay in dalada dalka laga qeyb geliyo haweenka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Murashax Xasan Sheekh oo hadlay ayaa soo dhoweyn ka dib waxa uu haweenka u soo bandhay labo arrimood oo kala ah 1-Waa maxay waxyaabaha rabtaan inay dowlada soo socotaahi laga helo? 2.Waa maxay waxyaabaha aadan jeclaan lahayn ee Laga rabo inay meesha ka saarto si aanu fashil u dhicin?

Intaasi ka dib ayaa waxaa biloowday in haweenka ay soo dhiibtaan fekaradooda ku aadan talooyinka ay u soo jeedinayaan murashaxa iyo aragtida ay qabaan ee ku wajahan labada su’aalood ee uu soo bandhigay Murshaxa Xasan Sheekh Maxamuud.

Qodabada talooyinka iyo fekerada ay soo jeediyeen haweenka uu maanta la tashaday Murshaxa ayaa waxaa ka mid ahaa:-

In Xisbiga uu sameeyo Isbadel si meesha looga saaro musuq maasuqa.

In Dib u heshiisiin la sameeyo lana tixraaco dhaqanka Soomaalida ee suuban.

In haddii uu guuleeyso Murashax Xasan Sheekh Odayasha Dhaqanka noqdaan marjac.

In Haweenka Soomaaliyeed jagooyin muhiim ah laga siiyo Dowladda cusub.

In cadaalada la xoojiyo dadkuna labaroDowladda wanaaga.

Qodabadaasi iyo kuwa kale oo aad u badan ayaa waxaa murshaxa u soo jeediyey haweenka uu maanta la qaatay kulanka , waxaana ugu dambeeyn soo xiray kulanka wadtashiga ah Murshaxa oo balan qaadyo u sameeyey haweenka Soomaaliyeed.

Mursahax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hooyadu tahay xudunta hormarinta aadanaha oo idil, waxa uuna balan qaaday in uu ku dadaali doono helida hooyo caafimaad qabtay aqoon leh kana madax banana cabsi ammaan, mid dhaqaale isagoona hoosta ka xariiqay in uu ku dadaali doono doorka haweenka ee ku aadan Dowladda cusub haddii uu guuleeysto.

Waxaa uu balan qaaday in uu soo celin doono korna u qaadi doono qiimaha qofka Soomaaliga ah, waxa uuna ugu baaqay haweenkii uu kulanka la qaatay in ay ka shaqeeyaan sidii dalkaan uu heli lahaa hogaan sax ah oo samata bixiya umadda Soomaaliyeed.

Murashaxa Xasan Sheekh ayaa ah aqoon yahay dalka ku sugnaa intii ay socdeen dagaaladii ahliga ahaa ee dalka ka dhacay iyo kuwii kale ee lagu hoobtay hasayeesee waxaa u siweyn door muhiim ah uga qaatay hormarinta dhanka waxbarashada.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xisbiga Nabada iyo Horumarka

Post by TheblueNwhite »

:stylin: :stylin: :stylin: :stylin: :stylin:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xisbiga Nabada iyo Horumarka

Post by TheblueNwhite »

Image

:clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”