

Moderators: Moderators, Junior Moderators
The lady shouted mr president. Mr president. He is absent sir.hydrogen wrote:
that bajun women is aging beautifully. sweet in that red dress with the shinny afro and a fine touch of jewelry.sahal80 wrote:Is this the south african president? I have seen this pic and was saying why hassan sheekh acts cold here
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Yokohama ee dalka Japan kula kulmay dhiggiisa Koonfur Afrika Jacob Zuma, wuxuuna ka codsaday in wax laga qabto dilka iyo boobka lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulanka uu la qaatay Zuma ku soo hadal qaaday dilkii argagaxa lahaa ee muwaaddin Soomaaliyeed loogu geystay Koonfur Afrika.
Muuqaal lagu qaaday taleefoonka gacanta oo ku saabsan nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdiqaadir oo dhagax lagu