Waraabe: Somaliland has officially become a regional state!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Waraabe: Somaliland has officially become a regional state!

Post by Individual »

Feysal Waraabe “Xukuumada Siilaanyo Maamul Goboleed ayey ka dhigeen Soomaalind” MAQAL.


Mudooyinka danbe waxaa dagaal afka ah uu ka socdaa magaalada hargaysa ee caasimada labaad ee dalka soomaliya, dagaalkan ayaa waxuu u dhaxeeyaa maamulka siilaanayo iyo faysal cali waraabe oo la doonayo in lax xidho ama laga saaro hargaysa meel uun.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay In Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Golaha Toosinta iyo Talo bixinta ee ka Dhan ka Ah Maamulka Siilaanyo ay Yeelan doonaan Kulamo ay ku Midaynayaan Aragtidooda.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa sheegay in Maamulka somaliland ka mid tahay federaalka soomaaliya oo laga dhigay dowlad goboleedkii shanaad Kadib shirkii turkiga, waa sida uu hadalka u dhigaye.
Faysal cali waraabe oo wareysi bixinayay ayaa wuxuu kaloo sheegay in la qorshaynayo in dalka laga saaro laakiin isagu ka baxaynin ee ay ka baxayaan Kooxda uu Hogaamiyo Axmed Siilaanyo.

” Talada Somaliland haatan waa mid meehanaameysa oo aysan jirin cid wadanka si toos ah uga talisa ama taladu kusoo aruurto’

Dowlada siilaanyo waxaan ku tilmaami karaa Casaabad, kuwaasoo aad moodo kuwa wadan kale ka yimid oo boob u yimid dalka balse aan u dhalan” Feysal ayaa sidaas sii raaciyay hadalkiisa.

Feysal Waraabe ayaa ugu danbeyn sheegay in ay jiraan siyaasiyiin badan oo Somaliland u dhashay oo dalka laga ceyriyay loona ceyriyay Muqdisho sida uu sheegay Waraabe, waxa uuna intaas kusii daray in isaga xitaa la isku dayayo in awood loo adeegsado si looga saaro Somaliland balse uusan sinaba uga tegi doonin dalkiisa..

----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------




HEIL TO ALLAH AND TO THIS FLAG :som: :som: :som:
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Waraabe: Somaliland has officially become a regional sta

Post by SecretAgent »

He's crazy old man he has no office power in sland , worry about galmudug soon to join puniiland
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Waraabe: Somaliland has officially become a regional sta

Post by Individual »

SecretAgent wrote:He's crazy old man he has no office power in sland , worry about galmudug soon to join puniiland
What makes you say this?
If true any source?
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Waraabe: Somaliland has officially become a regional sta

Post by oxymoron »

Faysal Cali Waraabe is the nigga that said the Kid born in Addis Ababa was closer to the iidoor nation than the one born in Xamar. :|

He thought that was going to get them Recognized :lol: :lol: :lol:

These people are just one sad story, every way you look at it.

ps: They are actually an Unrecognized Mamuul Gobaleed". :lol:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Waraabe: Somaliland has officially become a regional sta

Post by AhlulbaytSoldier »

:myman:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”