The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
Shil sababay dhaawcyada dhowr qof oo ay sababeen Nalalka Samaafalaha ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Arbaco, November 27, 2013 (HOL) — Afar qof ayaa ku dhaawacmay kaddib markii u shil ka dhacay isgoyska madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho, kaddib markii ay nalalka kala haga gaadiidka ee Samaafalaha loo yaqaan ay bixiyaan amarro khaldan.
Nalalkan oo dhawaan la sugay isgoyska madaxtooyada kaddib muddo 20-sanno ah, kuwaas oo tijaabo ahaa looguna talogalay in dib loogu soo celiyo nalalkii gaadiidka kala hagi jiray.
“Samaafalaha ayaa khalad ku yimid, waxaana laba nal oo ka mid ah si lama filaan ah u faxeen gaadiid ku kala sugnaa isgoyska madaxtooyada, waxaana isku dhacay gaadiid, taasoo ay ku dhaawacmeen afar qof,” ayuu yiri mid ka mid ah ciidamada tafaarikada oo la hadlay HOL.
Shilkan ayaa dhacay saakay, waxaana shilkan uu noqonayaa kii ugu horreeyay noociisa oo Muqdisho ka dhaca, iyadoo tani ay aad uga yaabisay dadweyne badan oo halkaas ku sugnaa.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan ka hirgeliyay halkaas nalalka loo yaqaan samaafalaha oo loogu talogalay in wadayaasha gaadiidka isku dhaafa is-goysyada ay amarrada ka qaataan.
Nolalka samaafalaha ah ayaa waxaa ku deeqday dowladda Shiinaha, iyadoo maamulka gobolka uu sheegay inay tani qayb ka tahay qorshayaasha lagu soo celinayo bilicdii Muqdisho ay lahayd muddo 22-sano ka hor ah, laakiinse shilkan ayaa dhacay maanta.
There was a reason why i didn't like those ugly traffic lights lol

- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
wat happened? all lights turn green? ?
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
yes, thats exactly what happened.HooBariiska wrote:wat happened? all lights turn green? ?
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
oh dear.
Atleast did they have insurance?
Atleast did they have insurance?
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction

Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
HooBariiska wrote:oh dear.
Atleast did they have insurance?

- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@ KANYE GIF
- DonCorleone
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2610
- Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
- Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip
Re: The traffic lights @ isgoyska madaxtoyada malfunction
This Farhan person is devoid of any brain activity.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1259 Views
-
Last post by sahal80
-
- 13 Replies
- 1534 Views
-
Last post by MJ360
-
- 3 Replies
- 1584 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 20 Replies
- 3547 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 18 Replies
- 1480 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 6 Replies
- 1712 Views
-
Last post by Gabre
-
- 2 Replies
- 340 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 8 Replies
- 573 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 20 Replies
- 1573 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 161 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.