Alshabab tells ansaarclan to accept forced ceasefire with HA

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Alshabab tells ansaarclan to accept forced ceasefire with HA

Post by AhlulbaytSoldier »

Alshabaab clearly failed in this clan proxywar.
They though that their ansaarclan(dir) would totally destroy Habar Aji but it backfired.
In result many of the ansar terroristloving clan were displaced, their towns invaded and burned down.
So the plan of secessionist godane failed. You must never mess with any habargidir subsubclan.
Shabeellada Hoose war clearly demonstrates that habargidir is not for play. Any clan that trangress against them will most definetely feel the heat of bullet. So Habargidir knows both war and they also know peace.
A fine warning for the Dir subclans such as issa, gudabursi, idoor and waterboys.

Hala barakiciyo Habargidir oo isku badalay " waa nala xasuuqay" :steviej:


Xarakada Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqday inay xabad joojin kala dhex dhigtay beelihii ku dagaalamay Gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii ay shir nabadeed ugu qabatay degmada Buulo Mareer odayaal ka soo kala jeeda labada beel ee dagaalamayay.

Gudoomiyaha Al-Shabaab ee Gobolka Shabellaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa sheegay in fara gelin ku sameeyeen dagaal beeleedyadii ka dhacay deegaanada Gobolka Shabeellaha Hoose, ayna u soo baxday in heshiis xabad koojin kala dhex dhigaan labada beelood ee dagaalamayay..

"Shir ka dhacay degmada Buulo Mareer oo ahaa shir dhiig joojin ah oo aan u qabanay beelaha dagaalamayay ee Biimaal iyo H/gidir waxaa ka soo qeyb galay odayaal iyo waxgarad ka soo soo jeeda labada beelood iyo qabaa'ilo kale oo gaarayay boqol xubnood ayaa waxaa labada beelood ay ku heshiiyeen saddex qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen xabad joojin iyo in la kala qaado ciidamada is hor fadhiyay"ayuu yiri Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla

Abuu Cabdalla ayaa sheegay in sababaha ay u soo fara geliyeen dagaalka uu ahaa markii ay arkeen in dagaalka uu saameeyay dadka Soomaaliyeed ee wada dega Gobolka, beero iyo deegaano la gubay, dad la iska dilay iyo cadawga oo ay u arkeen inuu ka faa'ideysanayo sida uu yiri.

Dagaaladii maalmihii u dambeeyay ka dhacayay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose ayaa sababay qasaarooyin naf iyo maalba leh, iyadoo dagaaladaas ay ku barakaceen boqolaal qoysas ah, waxaana dagaalada ay saameyn ku yeesheen isu socodka deegaanada Gobolka.
Rooble90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1391
Joined: Tue Mar 09, 2010 8:42 pm

Re: Alshabab tells ansaarclan to accept forced ceasefire wit

Post by Rooble90 »

lol What Do You Want From Gadabursi?

We Have Nothing to do With Whatevers going on in Sh Hoose lol

Wtf :s
User avatar
Zamaronavich
Posts: 32
Joined: Tue May 15, 2012 12:58 pm

Re: Alshabab tells ansaarclan to accept forced ceasefire wit

Post by Zamaronavich »

Waar yaa ilaahay yaqaana?......How this pathetic and savagery that's going on in that cursed hell hole part of the country,is of any concern to Gadabursi and Ciise, or even the Isaaqs for that matter?

Ilaahii macbuubka ahaa ee naga bad baadiyay waxan Somalia ka socda ayaa wax lagu xamdiya ah walaahi!
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Alshabab tells ansaarclan to accept forced ceasefire wit

Post by AhlulbaytSoldier »

Dir nation :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”