zakariye a lshabaab sold to kenya

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by TAATIKO »

Somali gov won't pay too much
kenya has offered little more than sakariye sold to kenya
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by LobsterUnit »

They will hand him over to usa
#cadaan mans world.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by sahal80 »

Macsokor

Focking coward!

He Killed thousands of people as head of al amniyaat now he wants to save his life!

Coward!
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1896
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by BlueBlood »

why did they hand him over to kenya? better we hand him over to the USA and demand the 3 million reward.
:snoop:
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by TAATIKO »

he thought his beesha will never let him down :pacspit:
this wrong calculation did his master mr daahir aweys before :damn:
User avatar
ManziWaMtaa
Posts: 52
Joined: Sat Dec 06, 2014 1:54 am
Location: His story is History, My Story is a Mystery

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by ManziWaMtaa »

From which clan is he? And where's the link? BTW, what happened to Aweys? Is he still issuing statements from his house arrest?
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by AbkoowDhiblaawe »

He is somali afterall, i would rather see the SFG dealing with this man rather than those monkeys. Fuck Kenya :pacspit:
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by THE_TRUTH1 »

Hey’adda NISA oo sheegtay magaca Sarkaalkii lagu bartilmaameedsaday duqeyntii Saakow
by A M | Tuesday, Dec 30, 2014 | 1910 views




War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa looga hadlay weerarkii cirka ahaa ee xalay habeen barkii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ku qaadeen gaari uu la socday Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab meel ku dhow degmada Saakow.

NISA ayaa sheegtay in duqeyntaas lagu dilay Sarkaal lagu magacaabo C/shakuur oo loo yaqaano Tahliil, kaasoo ahaa Madaxii Sirdoonka iyo Amniyaadka Al-Shabaab.

“Howgal ay xalay iska kaashadeen Hay’adda sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Somaliyeed iyo dhigooda Mareykanka, ayaa waxaa lagu qaraajiyey meel 25-KM u jirta Saakow, Amiirkii Amniyaadka iyo Sirdoonka maleeshiyada Al-shabaab oo lagu magacabi jiray Cabdishakuur – islamarkaana kooxda Shabaab ay u yaqaaneen Tahliil , kaasoo dhowaan ay ku badaleen Sakariya oo hada gacanta NISA ku jira”ayaa lagu yiri war saxaafadeed ka soo baxay NISA.

Sidoo kale waxaa war saxaafadeedka lagu sheegay in Sarkaalkaas weerarka duqeynta cirka lagu dilay ay la geeriyoodeen 2 qof oo ka tirsanaa Shabaab, waxaana NISA ay intaa ku dartay in magacyadooda dib laga soo sheegi doono.

. Dhanka kale war saxaafadeedka ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka in Sarkaalkii lagu magacaabayay Zakariye Ismaaciil oo Shabaab u ahaa hore ee dhanka Sirdoonka ay gacanta ku hayaan, ayba been abuur tahay in Kenya u gacan galay. Dhanka kale war saxaafadeedka ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka in Sarkaalkii lagu magacaabayay Zakariye Ismaaciil oo Shabaab u ahaa hore ee dhanka Sirdoonka ay gacanta ku hayaan, ayba been abuur tahay in Kenya u gacan galay.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xiliyada soo socda ay dowladda Soomaaliya ka soo saari doonta warbixino dheeraad ah.

Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa goor sii horeysay sheegtay duqeyn cirka ah oo ay ka fulisay Koofurta Soomaaliya ku bartilaameedsaday Hogaamiyr sare, waxaana war ka soo baxay Pentagon-ka lagu sheegay inay qiimeynayaan weerarkaas natiijada dib ka soo sheegayaan.

Al-Shabaab ayaa wali ka hadlin weerarkan, inkastoo horay looga bartay marka ay duqeymo noocaan dhacaan inay dib uga hadlaan.
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by GIJaamac »

He wasn't sold to Kenya. SNA escorted him to Wajir airstrip and they were supposed to took him to Xamar with commercial airlines.
The minute SNA escort arrived to Wajir, KDF took him by force. SNA's fault in short.
User avatar
jamal9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2972
Joined: Tue Jul 02, 2013 2:41 pm
Location: Life is a bitch then you become one

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by jamal9 »

al-kabab is feeling the heat these days. Abdishakur AKA Tahlil was droned today by USA strike. :stylin: :stylin:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: zakariye a lshabaab sold to kenya

Post by TheblueNwhite »

Fake news. :-@
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”