War hadda ku soo dhacay Warqabadka Allgalgaduud.com ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay ka bexeen Deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Geddo.
Ila wareedyo ka tirsan Maamulka Jubbaland oo Goordhow la hadlay Allgalgaduud.com ayaa noo Xaqiijiyey in Ciidamada Kenya ay ka bexeen Deegaankaasi oo ah halkii dhowaan lagu laayey Ciidamo badan oo Kenyaan ah.
Sidoo kale Ciidamada Kenya ayaa ka baxay Degamada Baardheere ee isla gobolkaasi.
Waxa jira dhaq dhaqaayo kale oo Ciidamada Kenya ay ka wadaan Gobolkaasi taas oo laga yaabo inay kaga baxaan Deegaano kale oo ka tirsan Gobolkaasi, sida ay Allgalgaduud ogaatay.
Wixii ka dambeeyey Markii Ciidamada Kenya lagu laayey Weerarkii Al-shabaab ku qaaday Saldhigii Ceel-Cadde waxa jiray Qilaaf soo kala dhex galay Kenya iyo AMISOM, waxana talaabadan laga yaabaa inay la Xariirto Arrintaas.
http://allgalgaduud.com/2016/01/war-deg ... aano-kale/
Warkaaan haduu wax ka jiro, Kenyaatiga runta ayay ogaadeeen.
Ciidamada Kenya oo isaga Baxay deegaanka Ceel-cadde
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
SomaliTycoon
- SomaliNetizen

- Posts: 474
- Joined: Mon Oct 19, 2015 12:19 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 4992 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 7 Replies
- 2825 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 404 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 6 Replies
- 742 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 43 Replies
- 3265 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 567 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 13307 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 3 Replies
- 544 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 16 Replies
- 2188 Views
-
Last post by snoop12