Somali Parliament Unanimously Approves 2019 Budget
December 30, 2018
The Members of Somali parliament have unanimously voted to approve the proposed 2019 budget which is estimated $340 million during Saturday’s meeting in Mogadishu.
Today’s meeting which was chaired by the speaker of the house, Mohamed Sheikh Mursal Abdulrahman also discussed other businesses awaiting the assembly including approval of seven bills of the draft constitution.
Speaker Mursal urged members to attend the final approval of the budget session that is scheduled on 31st December to beat deadline following day-long debate by the parliamentarians.
More than USD 340 Million budget tabled by the ministry of finance via the finance committee for next year plan is expected to be unanimously approved on Monday.
The discussion of the budget comes at a time when the embattled house finance committee has been reshuffled in an effort to end divisions within its membership, that was the root cause to the delayed sessions.
Mohamud Siraji, the younger brother of the late Minister for Public Works and Reconstruction, Abass Abdullahi Sheikh Siraji was since elected as the chairperson of the powerful finance committee.
The new chair and his team met the finance minister, Abdulrahman Dualeh Beyleh on Thursday to discuss the way forward on the budget.
http://radioshabelle.com/wp-content/upl ... 4736_n.jpg
Somali Parliament Unanimously Approves 2019 Budget
Moderator: Moderators
Re: Somali Parliament Unanimously Approves 2019 Budget
US-Backed Somali Troops Raid Al Shabaab Camp In Southern Somalia
December 30, 20180
Share on Facebook Tweet on Twitter
Somali commandos backed by American special forces carried out a joint operation against Al-Shabaab in the main the militant-held town of Jilib in Middle Jubba region.
According to the reports, the covert raid was targeted a training camp belonging to Al-Shabaab in the downtown Jilib. There was no immediate confirmation of the casualty.
The commander of the 43rd division of the Somali army, General Ali Mohamed Mohamud [Bogmadow] told local media that Danab and US forces inflicted losses on the militants.
Mohamud added that at least 30 Al-Shabaab members, including 4 middle-level commanders were killed during the operation in Jilib district, south of Somalia.
In addition, the commander stated that Foreign jihadists identified as Aweys Abu Hamza from Syria, Hassan Al Qayadi [Abu Yahya] from Libya are among the dead.
Al Shabaab has been using the camp to train potential bombers and orchestrate the suicide attacks in the country.
Al Shabaab, however has not yet commented on the Somali military claims.

Shacabka Muqdisho Oo Bogaadiyay Horumarka DFS
December 30, 20180
Share on Facebook Tweet on Twitter
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan M/Muqdisho oo aan la dhex qaadnay cod baahiyaha Radio Shabelle, si aan wax uga weydiino dareenkooda ku aadan dowladdii ugu horreysay oo u istaagtay in ay soo deyso Maxaasbiis Soomaaliyeed oo ku xirneyd dalalka Caalamka, sida Shiishalis, Hindiya, Liibiya , Itoobiya iyo wadama kale.
Ugu horreyn shacabkan ayaa soo dhaweeyay tallaabooyinka ay dhinaca horumarka u qaaday dowladda feredaalka ah ee Soomaaliya.
Sidoo kale waxa ay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul waaaraha in kiisaska nuucan oo kale ah ay dib u eegis ku sameeyaan, maadaama ay sheegeen in dambiyo been abuur ah lagu soo oogo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiyada dalalka caalamka.
Waxaana ay tilmaameen in sidoo kale loo baahanyahay in marka la keeno dhalinyaradaasi lagu wareejiyo Ehelladooda, halka lagu sii xiri lahaa gudaha dalka.
Dhinaca kale Axlaan Tahliil oo Sayigeeda uu ka mid yahay dhalinyaro laga keenay Shiishalis, balse haatan ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar ayaa baaq u dirtay dowladda.
Axlaan ayaa ka dalbatay madaxda Qaranka in la soo daayo Sayigeeda oo in muddo ah ku dhibaateysnaa dalka dibaddiisa.
DFS ayaa horay dalka u keentay dhalinyaro badan oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalal ka mid ah caalamka, tallaabadaas oo ay shacabku ku bogaadiyeen madaxda dalka.

Cabdi Weli Gaas oo farta ku fiiqay musharaxa u qalma inuu ka beddalo Puntland
December 30, 2018
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dareemaya culees badan oo kaga imaanaya musharaxiinta isbadal doonka ah ee ka qeyb galaya doorashada madaxtinimada Puntland.
Madaxweyne Gaas oo dhowaan kusoo laabtay Garoowe ayaa la kulmay qaar ka mid isimada Puntland, kuwaa oo ay ka wada hadleen sidii ay u qabsoomi laheyd doorashada, looguna wada qancin lahaa natiijada.
Gaas waxaa uu sheegay iney muhiim tahay iney Puntland horey usii socoto, wuxuu muujiyay inuu u baahan yahay in markale la doorto si uu uga guul gaaro arrimo badan oo meel dhexe u maraya.
Arrinta uga xiisaha badan ayaa aheyd inuu Gaas u sheegay odayaasha in aan isbadal-doonku dhinac qaldan uleexin Puntland, wuxuu ku yiri odayaasha “Anigu waxaan doonaya in aan dib u shaqeeyo, laakiin hadii ay dhici weyso waxaan aaminsanahay inuusan jirin qof Cabdi Faarax Siciid Juxa ka mudan inuu hogaamiyo Puntand.
Wuxuu sheegay inuu yahay Juxa nin mabda’a leh, oo aad u yaqaana qiimaha Puntland ,meesha ay maanta joogtana wax weyn ku kordhin kara.
Hadalkaan ayaa odayaasha qaar ku fasireen in Cabdiweli yahay muwaadin wali laxaw badan kaga jiro deegaanka, sidoo kale waxey fariintaan isimada ku qasbi kartaa iney aad u eegaan musharaxa ay garab istaagi karaan, oo xiligaan adag samata bixin kara Puntland.
Puntland ayaa doorasho aadi doonta 8da bisha soo aadan ee Janaayo, waxaana adag in lagu fududaado natiijada marka laga cabir qaato tirada iyo tayada musharaxiinta u taagan kursigaas.

Masuul katirsan Maamulka Hirshabelle iyo ilaalo la socotay oo Weerar lagu dilay
By Cabdi Cade - December 30, 2018
Share
- Advertisement -
Wararka ka imaanaya magaalada Baladeyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeesan weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday Gudoomiye kuxigeenka degmada Matabaan ee maamulka Hirshabelle.
Sida aan Wararka ku helnay gaadiidka uu la socday Gudoomiye kuxigeenka degmada Matabaan ilaalo la socotay ayaa ka tagay magaalada Baladweyne waxa ayna kusii jeedeen degmada Matabaan.
Weerarkan ayaa la sheegay in lagu dilay Gudoomiye kuxigeenkii degmada Matabaan Faarax Nuur Guure (Faarax Dheere), waxaa sidoo kale weerarkan ku dhintay qaar kamid ah askartii ilaalada u aheyd Gudoomiye kuxigeenka.
Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay ku baxeen goobta uu weerarku ka dhacay, waxaana halkaasi laga soo qaaday meydadka Gudoomiye kuxigeenka Matabaan iyo ilaaladii la socotay.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- PanSomaliNationalist
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3422
- Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm
Re: Somali Parliament Unanimously Approves 2019 Budget
Too much to read how much goes to military

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1861 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 1691 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 5 Replies
- 552 Views
-
Last post by Arabman
-
- 9 Replies
- 1090 Views
-
Last post by Django
-
- 0 Replies
- 379 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 3 Replies
- 513 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 636 Views
-
Last post by original dervish
-
- 12 Replies
- 1744 Views
-
Last post by caadani90
-
- 2 Replies
- 646 Views
-
Last post by mahoka
-
- 2 Replies
- 400 Views
-
Last post by Hawdian