Most historic Somaliland songs
Moderator: Moderators
Most historic Somaliland songs
When my country has rule of law and order
When my people are enjoying their God given peace
When it has freedom and peace
Why would I entertain being ruled from distant Xamar?
When my people are enjoying their God given peace
When it has freedom and peace
Why would I entertain being ruled from distant Xamar?
Re: Most historic Somaliland songs
The lyrics of this old song sung in 1988 were
Dowladii iyo israacii
Dadkii lahaa inaan nahay
Balse laga duudsiyay
La dabar gooyo lays yidhi
Doqon baan ogaanin ee
Ha la galo dagaalada
Ha la bixiyo duunyada
Waxba dib yaan loo dhigan
Ha noolaato Somaliland
Dowladii iyo israacii
Dadkii lahaa inaan nahay
Balse laga duudsiyay
La dabar gooyo lays yidhi
Doqon baan ogaanin ee
Ha la galo dagaalada
Ha la bixiyo duunyada
Waxba dib yaan loo dhigan
Ha noolaato Somaliland
Re: Most historic Somaliland songs
Then moving on to 1989
Faqash way tegaysaa
And indeed Afweyne's troops left and were soundly defeated
Faqash way tegaysaa
And indeed Afweyne's troops left and were soundly defeated
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Most historic Somaliland songs
I love somaliland patriotic songs.
Re: Most historic Somaliland songs
Sandulaan ku noqon qaran
Ummad samirtayoo
Sumal haatayoo
Sadkoodi la dhacay
Hadday saa'idiin yihiin
U sujooday eebohood
Gacmo sare u taagaan
Sareeyohoow ogoow
Sinna uma qadshee
Sadakala cadaawaya
Surmaanseer hadaan baday
Saakana xor baan ahay
Saxareerka beeshiyo
Siliciyo dhibkii shalay
Maantaad sixi kartaan ee
Walaala sinaaday
Somaliland caan ku tahay
Siqirkiyo kabiirkii
Nolashay sameysteen
Suuqyada magaalada
Sida uu dalkii yahay
Nabadii oo sugnaatay
Somaliland ku caan tahay
Somaliland socdaashoo
Samadaa dusheediyo
Xidigahay ku socotaa
Soo noqona maysee
Sinaan iyo walaalnimo
Aan kala sareyn jirin
Samaanta iyo wanaaga
Somaliland ku caan tahay
Qaran nabad ku sugan oo
Calan sudhan dushoodo
Sareeyo nusqaamee
Hawada safeeyoo
Tawxiidka laguu sudhay
Seerma weyday kheyro
Ummaddu way sugeysayee
Somaliland ku caan tahay
Ciidan seexa diido
Dhegta qoriga saaro
Xuduudaha sugaayoo
Sewaxanka aragtigda
Socodkooda oo qudha
Ka sansaan cadaawuhu
Saacidad dalkooday
Somaliland ku caan tahay
Qaynuun samaadoo
Safanu qancaan oo
Saldhigiisu yahan diin
Seeskiisu yahay dhaqan
Socodsiiya howshoo
Culimadu saxeenoo
Saacideen wax garadkuna
Somaliland ku caan tahay
Ummad samirtayoo
Sumal haatayoo
Sadkoodi la dhacay
Hadday saa'idiin yihiin
U sujooday eebohood
Gacmo sare u taagaan
Sareeyohoow ogoow
Sinna uma qadshee
Sadakala cadaawaya
Surmaanseer hadaan baday
Saakana xor baan ahay
Saxareerka beeshiyo
Siliciyo dhibkii shalay
Maantaad sixi kartaan ee
Walaala sinaaday
Somaliland caan ku tahay
Siqirkiyo kabiirkii
Nolashay sameysteen
Suuqyada magaalada
Sida uu dalkii yahay
Nabadii oo sugnaatay
Somaliland ku caan tahay
Somaliland socdaashoo
Samadaa dusheediyo
Xidigahay ku socotaa
Soo noqona maysee
Sinaan iyo walaalnimo
Aan kala sareyn jirin
Samaanta iyo wanaaga
Somaliland ku caan tahay
Qaran nabad ku sugan oo
Calan sudhan dushoodo
Sareeyo nusqaamee
Hawada safeeyoo
Tawxiidka laguu sudhay
Seerma weyday kheyro
Ummaddu way sugeysayee
Somaliland ku caan tahay
Ciidan seexa diido
Dhegta qoriga saaro
Xuduudaha sugaayoo
Sewaxanka aragtigda
Socodkooda oo qudha
Ka sansaan cadaawuhu
Saacidad dalkooday
Somaliland ku caan tahay
Qaynuun samaadoo
Safanu qancaan oo
Saldhigiisu yahan diin
Seeskiisu yahay dhaqan
Socodsiiya howshoo
Culimadu saxeenoo
Saacideen wax garadkuna
Somaliland ku caan tahay
Re: Most historic Somaliland songs
Gaadh hayaha dalkoow
Gaadh hayaha dalkoow
Geesi dhiiran oo
Geyiga u dhintiyoo
Geeshkii aan hurdaada
Ku gam'ay nayoo
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Geesigaan ka laabaanee
Gaadaada u dhigtoo
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Geesigaan ka laabaanee
Gaadaada u dhigtoo
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
Hu gudhan
Hu gabban
Ha gam'in
Hu guban
Ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkoow
Gobonimaduu waa
Geed hadhaac ahoo
Midho laga gurtee
Gaashaan dhigoow
Gooyoha ka joogsadaa
Guluf iyo colaad
Gebageba dagaal
Guluf iyo colaad
Gebageba dagaal
Geesigaan ka laabaanee
Gaadaada u dhigtoo
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
Hu gudhan
Hu gabban
Ha gam'in
Hu guban
Ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkoow
Hu gudhan
Hu gabban
Ha gam'in
Hu guban
Ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkoow
Gaadh hayaha dalkoow
Geesi dhiiran oo
Geyiga u dhintiyoo
Geeshkii aan hurdaada
Ku gam'ay nayoo
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Geesigaan ka laabaanee
Gaadaada u dhigtoo
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Geesigaan ka laabaanee
Gaadaada u dhigtoo
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
Hu gudhan
Hu gabban
Ha gam'in
Hu guban
Ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkoow
Gobonimaduu waa
Geed hadhaac ahoo
Midho laga gurtee
Gaashaan dhigoow
Gooyoha ka joogsadaa
Guluf iyo colaad
Gebageba dagaal
Guluf iyo colaad
Gebageba dagaal
Geesigaan ka laabaanee
Gaadaada u dhigtoo
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
ii gashee abaal
Inaan gudo wanaag
Way guudboon taheey
Hu gudhan
Hu gabban
Ha gam'in
Hu guban
Ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkoow
Hu gudhan
Hu gabban
Ha gam'in
Hu guban
Ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkoow
Re: Most historic Somaliland songs
Somaliland allow dhowr
Somaliland
Dhalin iyo waalid dhamaantood
Siday u dhisteen dhulkoodi
Nabadaada u dhidbeen, u dhidbeen
U dhidbeen, allow dhowr
Waa dharaartii
Waa dharaartii
La tagee
La dhidbaye calankeenii
Dhalaankeenuna
Nabad ku seexday
Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabta allow dhowr
allow dhowr
Somaliland allow dhowr
Somaliland
Wadadii wanaagay u dhaqaaqday
Siday turxaanta u dhameeyen
Dhiggood iyo kheyrkood u dhafaan
U dhafeen, allow dhowr
Waa dharaartii
Waa dharaartii
La tagee
La dhidbaye calankeenii
Dhalaankeenuna
Nabad ku seexday
Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabta allow dhowr
allow dhowr
Somaliland allow dhowr
Somaliland
dhaxalkii awoow bay ilaasheen
Oo aabo taliyay dhegeysteen
Dalxumiyo ceebbay iska dhowreen
Dhiig sokeeyay ka dhaarteen
Waa dharaartii
Waa dharaartii
La tagee
La dhidbaye calankeenii
Dhalaankeenuna
Nabad ku seexday
Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabta allow dhowr
allow dhowr
Somaliland allow dhowr
Somaliland
Dhalin iyo waalid dhamaantood
Siday u dhisteen dhulkoodi
Nabadaada u dhidbeen, u dhidbeen
U dhidbeen, allow dhowr
Waa dharaartii
Waa dharaartii
La tagee
La dhidbaye calankeenii
Dhalaankeenuna
Nabad ku seexday
Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabta allow dhowr
allow dhowr
Somaliland allow dhowr
Somaliland
Wadadii wanaagay u dhaqaaqday
Siday turxaanta u dhameeyen
Dhiggood iyo kheyrkood u dhafaan
U dhafeen, allow dhowr
Waa dharaartii
Waa dharaartii
La tagee
La dhidbaye calankeenii
Dhalaankeenuna
Nabad ku seexday
Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabta allow dhowr
allow dhowr
Somaliland allow dhowr
Somaliland
dhaxalkii awoow bay ilaasheen
Oo aabo taliyay dhegeysteen
Dalxumiyo ceebbay iska dhowreen
Dhiig sokeeyay ka dhaarteen
Waa dharaartii
Waa dharaartii
La tagee
La dhidbaye calankeenii
Dhalaankeenuna
Nabad ku seexday
Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabta allow dhowr
allow dhowr
Somaliland allow dhowr
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Most historic Somaliland songs
"Ciidan seexa diido
Dhegta qoriga saaro
Xuduudaha sugaayoo
Sewaxanka aragtigda
Socodkooda oo qudha
Ka sansaan cadaawuhu
Saacidad dalkooday
Somaliland ku caan tahay" allaw dhawr
Dhegta qoriga saaro
Xuduudaha sugaayoo
Sewaxanka aragtigda
Socodkooda oo qudha
Ka sansaan cadaawuhu
Saacidad dalkooday
Somaliland ku caan tahay" allaw dhawr
Re: Most historic Somaliland songs
Dharaar walba waayaheeda
Waa Codkii dahabiga ahaa ee fanaanka Alla haw naxariistee Maxamed Yuusuf Cabdi & Jiibtii Fananiinta Waaberi. Midhaha heesta waxaa iska leh Alle haw naxariistee Abwaankii weynaa Ibraahim Gadhle mise Cali Saleebaan Bide Alle haw naxariisto isagana.
Dhalaankeeni iyo Caruurta
Waraabe ku dhowri mayno
Dhulkayga dhulkayga dhukayga
Inaan dhib galoo
Dhaqso u helo oon
Dhulkayga qabsadaan ku dhaartay
Waa Codkii dahabiga ahaa ee fanaanka Alla haw naxariistee Maxamed Yuusuf Cabdi & Jiibtii Fananiinta Waaberi. Midhaha heesta waxaa iska leh Alle haw naxariistee Abwaankii weynaa Ibraahim Gadhle mise Cali Saleebaan Bide Alle haw naxariisto isagana.
Dhalaankeeni iyo Caruurta
Waraabe ku dhowri mayno
Dhulkayga dhulkayga dhukayga
Inaan dhib galoo
Dhaqso u helo oon
Dhulkayga qabsadaan ku dhaartay
Re: Most historic Somaliland songs
Walee weerarkaan galo
Walee weerarkaan galo
Waxyo badan way goon
Walle wiilal badaniyo
Dhiigu waa ii gacalko
Walle toban wajiilaha
Waxa galay wedkiiso
Oo dalkoo uu ka carariyo
Walee weerarkaan galo
Waxyo badan way goon
Walle wiilal badaniyo
Dhiigu waa ii gacalko
Walle toban wajiilaha
Waxa galay wedkiiso
Oo dalkoo uu ka carariyo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 943 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 4 Replies
- 64 Views
-
Last post by Gen.Aideed
-
- 6 Replies
- 581 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 391 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 18 Replies
- 1855 Views
-
Last post by 934
-
- 18 Replies
- 1385 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 475 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 15 Replies
- 951 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 25 Replies
- 1585 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 11 Replies
- 1813 Views
-
Last post by Kabriid