Dani and CC.Shakuur are UAE's 007 spies Against unity and sovreinity of thier countery

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Dani and CC.Shakuur are UAE's 007 spies Against unity and sovreinity of thier countery

Post by bashe19 »

Waa muhiin in la ogaadaa, wadankeenu waa jiran jahay, mana aha in uu la jiranyahay keliya faragelin shisheeye, cudurka rasmiga ah ee haya dalkeena walahi waa dadkiisa; Qaar aad u yar oo fara ku tiris ah oo calooshood u shaqaystayaal ah, qaarkood masuuliyad haya, qaarna si dadban masuul u ah ayaa wadanku lugaha ku dhagan oo dacayga haysta , kuwaaso u adeegaya wadamo aan ogolayn in Soomaaliya cagaheeda isku taagto.

Maahmaah soomaliyed ba oraneysa GUDINEEY IMAAD GOYSEEN,HADAAN CADKEYGAA KUGU DAABNEYN; Dastuurka Puntiland wuxuu qorayaa in Puntiland ay tahay dowlad goboleed ka tirsan dowlada Fadaralka ee Soomaaliyeed, madaxdii soo martay sida C/Laahi Yuusuf, Cade Muuse, Faroole iyo C/Weli Gaas marka laga reebo C/Yuusuf oo si buuxda ugu xiray Puntiland dowladda Fadaralka, saddexda kale waxay u bateen inay ku xirnaadan lana shaqeeyaan Emaaraadka, wax aad u yar bay xeerin jireen dowladda Fadaralka, oo shacabka ruwaayad yar u dhigi jireen inay la shaqeeyaan Jamhuuriyadda Somalia, waxaa taa ka marqaati ah in Paarlamaanki Fadaraalka oo go'aan buuxa ku eryey Emaradka Berbara iyo Boosaasaba uu sharcigaa ka fuli waayey dowlad goboleedka Puntiland, maxaa dhacay calooshooday ka doorbideen wadajirka iyo sharafta qaranka soomaaliyeed.

Hadda waxaa Puntilan madaxweyne ka noqday Dani walaahi waa doqon aan wax uu xeerinayo jirin, hadda gegidii dayuuradaha Bosaaso wuxuu ka iibsaday maamulkeeda Emaratiska ayuuna ka iibsaday weliba si qarsoodi ah, aan la soomarin Baarlamaanka Puntiland, arrintaa waxaa Emaradka hore uga diiday C/Laahi Yusuf, Cade Muuse, Faroole iyo C/Weli gaaas, Dowladda Fadaralkana lama u socodsiin haba yaraatee; Eeraboorada, Dekedaha iyo Xaduudaha Guug ahaan waxaa maamulkooda iyo koontaroolkooda Dastuurku u xilsaarayaa Dowladda Fadaraalka, talaabooyinka uu Dani qaadayo walaahi oo bilaahi inaan shacabkii doortay aanay u rabin sida uu u maamulayo,Shacabka Buntiland intiisa badan waxay doonayaan Dastuurka Dalka oo lagu dhaqmaa.

CC/Shakuur waa caliishi u shaqayste ween oo Soomaali ka wada dheregtastahay Emaaraadka un baa yiraahda daacso waanu daacsadaa, isagoo aan haba yaraatee dareemeyn dhaawaca uu dalkiisa u gaysanayo intuu le'egyahay. ALLHU ACLAM


:dj:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Dani and CC.Shakuur are UAE's 007 spies Against unity and sovreinity of thier countery

Post by gobdoon »

Wax isdhaama meesha kama muuqdan somali wa u dhamatay weligay isma lahayn carab ba isku kiin dhex diriraysa oo idin kala qayb qaybinaysa sidi eeyadi hadba mid lufluf u tuuraysa
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Dani and CC.Shakuur are UAE's 007 spies Against unity and sovreinity of thier countery

Post by bashe19 »

Dadka gaal iyo muslim, usoo dhigtay 24/7 inay dhagraan dadyow Islaam ah ama Humanka kale u taagan dhagar iyo qarbudaad un iyagoo danahooda gaarka ah ka arka ummadahaa ay dhagarta u maleegayaan KALAA Allah SW. wuxuu yiri saad moodeysaan maaha, wax aad moodayso in qayr kuuguJIRO ayaan qasaare kuugu jiraa; Cagsi waxaad moodeyso inay qasaare kugu tahay baa qayr kuugu jiri karaa.

Sidaa daraadeed, dhibku wuxuu yahay dadkii islaamka ahaa ee quraanka gacantoodu ku jidhay ayaa inay dhagar maleegan maahe aan shaqo kale lahayN, ogaada oo amarka Allah haloo hogaansamo kaasaad aduun iyo aqira ku aflaxaysaan.

KUWA WAX DHAGRA HA OGAADAAN ALLAH DHAGARTIISA BAA KA WEYN, KAMANA BAXSAN KARAAN.

WALLAHU ACLAM


:dj:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”