Could this be the perpetrators of his assassination? We know the Late Mayor was returning many properties to oppressed owners.

Moderator: Moderators




Yup don't forget Muuse Suudi and his ilk, this stinks like Hiiraab shiir.Mustafee101 wrote: Sun Aug 04, 2019 11:58 am It’s obvious Hutu mooryaans killed Yariisow. I remembered when I was in Xamar last, he kicked out some Hg mooryaans out of Siliga Mareykanka. The guy was also nabad iyo nolol supporter


#Xog_Culuus_Fadan_Akhri inyar Yaa Ka Danbeeyey Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir?
Hadda Xaqiiqada La Ogaaday Laamaha Sirdoonka Iyo danbi baarista iyo ciidanka Amaanku waxay Hadda heleen 87% Ciddii ku Lug lahayd qaraxaas Dadku ku dhinteen ,waxaa
Lahayaa saddex Ruux oo kamid shaqaalaha xarunta oo kala ah Laba Askari oo Midi yahay Ilaalada banaanka ee Xarunta Midna Yahay ilaalada baarista ee xarunta halka kan kalana Yahay xirfadlihii qaabilsanaa Korontada Iyo aalada kumbuyuutarada ,
Waxaa La Xaqiijiyay in saddexda Shaqsi ay Kawada shaqeeyeen shirqoolkaan labada askari waxay fududeeyeen in Xarunta lasoo Geliyo Qarax ,isla markaasna Lagu Xiro Gudaha Hoolka xilli habeenimo ah wa habeenkii kahoreeyey Subxii shirku qabsoomi
Lahaa ,Ninka saddexaad ayaa asagu ahaa Ninka qaabilsanaa Kaamiradaha Kuxiran Xarunta iyo cilad saarista arimaha Kumniyuutarada waxaa asaga Lagu haystaa Daminta Kaamirada hoolka oo Muddo laba usbuuc kahor ay uu sii damiyay si aan Raad raac loohelin
Saddexdaas Ruux oo laba maalmood kahor la qabtay ayaa maanta waraysi lala yeeshay waxay saddexduba qirteen danbigaas waxayna Sheegeen Guriga lagu soo sameeyey qaraxa iyo Shaqsiyaadkii soo sameeyey ,Waxaana isla galabtaba Ciidanku gacanta ku dhigeen qaar kamid ah dadkaas ,ragga maanta la qabtay iyo kuwii Kale ee xirnaa ayaa caawa fiidkii dhamaantood waxay Fashiliyeen Ciddii ka danbeysay iyo ujeedkii laga Lahaa .
Siyaasiga mucaaradka dowladda ah laguna Magacaabo Cabdiraxmaan cabdishakuur ayuu kiisku fariistay waxaana ragga lahayo ay sheegeen in cabdiraxmaan uu Dhaqaale fara badan siinayay muddo 20Cisho ,wuxuuna heshiiska qaraxaan lagalay nimanka maalinkii Wakiilka Qaramada Midoobey uu Booqashada ku tagay garoowe sheegayna inuu Xamar Tagi doono ayaa cabdiraxmaan cabdishakur bilaabay sidii uu kuheli lahaa ajandaha wakiilka iyo halka shirka uu ku geli doono kadibna wuxuu ogaaday In xarunta lagu geli doono markaas ayuuna bilaabay inuu hawl geliyo Koox qaraxa rakibta sidoo kalana wuxuu heshiis wada lasameeyey,shaqaalaha amaanka ee xarunta kadibna Hawsha ayuu saas ku maalgeliyay.
Waxaa Qolyaha danbi baaristu Raadiyeen xaqiiqada ah arinkaan ay sheegeen shaqsiyaad xiran waxaana ay baaris ku sameeyeen Telfoonadooda iyo Telfoonka siyaasi cabdiraxmaan cabdishakur iyo dhaq dhaqaaqa xiriir iyo dhaqaale ee dhexmaray ,Waxaa xaqiiq ku fariisatay markaas in Cabdiraxman cabdishakur ahaa abaabulihii qorsheeyey qaraxii Xarunta gobolka banaadir kadhacay.
Wakiilka Qaramada midoobey ayaa asagu Saacad kahor kabaxay Xarunta asagoo Shirka kugalay qolka kale oo aan ahayn midkii qaraxu ka dhacay ,waxaana halkaas ku fashilmay Qorshihii lagu khaarajin lahaa wakiilka ,kadibna Saacad kadib ayaa hoolkii oo miinaysan waxaa Shir Faristay Masuuliyiinta qaraxu Ku dhici Doono halkaasna Waxaa ku Naf waayay Masuuliyiin kuwo kalana waa ku dhaawacmeen
#Xigasho_Sirdoonka_Somaalia_Shere_gare
#La_Wadaag Ummadda Soomaaliyeed"?





Acuud Bilah I care about justice and the truth come out for the all victims victims and their families let us not forget it was not only Yarisow and people of Mogadishou for this saga of everyday never ending masacreFarhanYare wrote: Sun Aug 04, 2019 7:43 pm I agree with goobdoon, grandma,& Mustafa, it was done by habargidir particularly ayr and Nabad iyo nolol just watched all unfold. Similarly, the qarax in kismayo was also done by habargidir ayr