Somaliland on track to becoming self-sufficient
Moderator: Moderators
Somaliland on track to becoming self-sufficient
Somaliland Minister of Agriculture Ahmed Mumin Seed has a long term plan for Somaliland. He wants to government to have “Kayd rashin” so in case of an emergency we don’t have to rely on no one.
In my opinion Ahmed Mumin Seed is the best Minister in this current government. We must give him credit for his hard work.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
Definitely a step in the right direction.
The govt needs to invest more in agriculture.

The govt needs to invest more in agriculture.

Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
I support Waqooyi Galbeed and other regions on becoming self sufficient. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
Sultan of sanaag : jaw anagu kuma jirno
Kaliil : waar meeshaba waa lagu kali dareeraya
Theyuusuf: ilaahaw kaydka sacad muuse barakee
Yalaxaw : ma qaldaamiin wax kaydin karta
OD: waa talaabo fiican waa inaan nugaal beer ka qotaa
Timiro : alla been badana , xafajo ilaa xafajo akhas !
Galgeedi : tolaw dalagaas cusubi ma GMO baa ?

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
[quote=theyuusuf143
Kaliil : waar meeshaba waa lagu kali dareeraya
[/quote]
Waa lagu kala dareeray oo waxa kala dareeriyay muuse shaani iyo nuux baasto.waxa halkan lasoo dhigay qofka rumaysanayaa waa qof khiyaali ku nool oo naftiisa been u sheegaya.
Kaliil : waar meeshaba waa lagu kali dareeraya
[/quote]

Waa lagu kala dareeray oo waxa kala dareeriyay muuse shaani iyo nuux baasto.waxa halkan lasoo dhigay qofka rumaysanayaa waa qof khiyaali ku nool oo naftiisa been u sheegaya.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 1:21 am [quote=theyuusuf143
Kaliil : waar meeshaba waa lagu kali dareeraya

Waa lagu kala dareeray oo waxa kala dareeriyay muuse shaani iyo nuux baasto.waxa halkan lasoo dhigay qofka rumaysanayaa waa qof khiyaali ku nool oo naftiisa been u sheegaya.
[/quote]
Adigu niyaw aduunyadad ka quusatay , kollay nin da,a ahbad tahay oo dhawr xanuuna qaba. Somaliland iyo waxad isku jaangoysay iyo cimriga inta kuu hadhay Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk laakiin Somaliland life expectancy geedu limit maleh , dusha waxa u sudhan calan aan degayn aan degayn aan degayn , calan aan degayn !
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
Isku filnaansho in la gaadho waxa ka horeysa in dadka la waayo geliyo.
Somalidu waxay jecelyihiin waxa dalalka kale kale laga keeno.
Haday tahay cunto iyo dhar sareenka ramadanta la karsado iyadoo ay is barbar yaaliin sareenka wadanka ka baxay ee organic ga iyo kii USA laga keeney ee GMC ga ahaa dadku waxay iibsanayaan kii USA laga keeney iyagoo maraykankaa laga keeney inuu ka tayo fiican yahay hadaad isku daydin inaad ka dhaadhicisid na weligaa kama dhaadhicin karaysid in ta dalka la iibsado.
Waxaad arkaysaa reer aroos ah oo lagu caayayo waxay dhigteen alaabtii wadanka tolow ninku miyaanu waxba haysan, lol hada ta dalka ayaa ka adag tan jaynahu soo macmalo.
Somalidu waxay jecelyihiin waxa dalalka kale kale laga keeno.
Haday tahay cunto iyo dhar sareenka ramadanta la karsado iyadoo ay is barbar yaaliin sareenka wadanka ka baxay ee organic ga iyo kii USA laga keeney ee GMC ga ahaa dadku waxay iibsanayaan kii USA laga keeney iyagoo maraykankaa laga keeney inuu ka tayo fiican yahay hadaad isku daydin inaad ka dhaadhicisid na weligaa kama dhaadhicin karaysid in ta dalka la iibsado.
Waxaad arkaysaa reer aroos ah oo lagu caayayo waxay dhigteen alaabtii wadanka tolow ninku miyaanu waxba haysan, lol hada ta dalka ayaa ka adag tan jaynahu soo macmalo.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 1:21 am [quote=theyuusuf143
Kaliil : waar meeshaba waa lagu kali dareeraya

Waa lagu kala dareeray oo waxa kala dareeriyay muuse shaani iyo nuux baasto.waxa halkan lasoo dhigay qofka rumaysanayaa waa qof khiyaali ku nool oo naftiisa been u sheegaya.
[/quote]
Lol, Tolow Nuux Baasto maxaa loogu bixiyey
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
[quote=Timiro1999
Lol, Tolow Nuux Baasto maxaa loogu bixiyey
[/quote]
Baasto macaan ayuu kariyaa baa la yidhi
.madaxtooyadii somalia ayuu ka shaqayn jiray markaa mararka qaarkood intuu jikada galo ayuu baasto macaan oo dadki jeclaadeen karin jiray.
Lol, Tolow Nuux Baasto maxaa loogu bixiyey
[/quote]
Baasto macaan ayuu kariyaa baa la yidhi

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
Baasto macaan ayuu kariyaa baa la yidhi

[/quote]

- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Somaliland on track to becoming self-sufficient
We cant say Somaliland is becoming slef-sufficient with a hadal from a wasiir, if we miracle believed all the promise we would of been a first world country by now.
Somaliland is becoming more divide, the wealth is been concentrated on a few individuals.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 639 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 7 Replies
- 1233 Views
-
Last post by Sauron
-
- 20 Replies
- 1570 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 1 Replies
- 516 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 7 Replies
- 756 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 9 Replies
- 1208 Views
-
Last post by LobsterUnit