National Security Council to lead the country to elections

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

this is from my yesterday

"National consultative forum the post-february 8 leadership"

waxyaabo badan ooysyan ogeyn ciyaalka clueless ah baa jira

Xamar waxay aheed insy labo mid kala doorato; 1: Mooge oo is caleemo saara iyo parallel caleemasaar kadibna dagaal looga saaro Xamar in february
2- in aan fashilano boobkiisa oo hadana la sugno post-february 8 kadibna aan kala wareegno awoodii madaxweynaha oo la hoosgeynayo madal qaran oo la dhoho National Security Council/National consultative Forum oo ka kooban madaxweynayaasha FMSka oo hawshs doorashada wada laga bilaabo aqalka sare ayaga iyo gudiga doorashada madaxa banaan. in short, wixii hassan sheekh ogolaadey 2016 oo ixtiraam loogu hayay ayaa hada la sameynayaa ayadoon Mooge ixtiraam loo heyn waana tan keeni doonta inuu Xamar ka baxsado inta aan xabsi loo taxaabin waliba waxaa dhici karta in ka hor bisha march ama gudaheeda in maxkamadaha oo ka xor ah iyo xeer ilaaliyaha in xabsi u taxaabaan. waxaa dhici karta in lagu daro labo bil waana sheegay in timetable cusub la sameynayo

habeen u tiriskii Mooge waaba dhamaadey ayadoo 7 maalin ka harsantahay ileen awood ma leh hada naftirkeeda. waa sababta aan ugu habeen tirinaynay inuusan yeelan doonin awood hadaad wax fahmeysaan waana idin tusaa inuu doorashada ka hor cararo gudaha bisha march labo usbuuc ka hor doorashada madaxweynaha haduuba hada is casilin

Taas waxaa kuu dheer Gedo waa laga wareegayaa hada ninkaan titlekiosa waa "madaxweynaha xilka ka dhamaadey" awoodiisa meelna kama jiri doonto

warkeeyga waa cadyahay soomaaha? then dont insert here your interpretation of my talking points. for me mooge is gone by february 8.

lama yaqaano sababta Mooge u aadayo baarlamaanka koleey wuxuu ka xunyahay beesha caalamka waxaa la sheegay labo wax inay noqoto

1-wixii shirka ka soo baxa khaasatan inuu baarlamaanka ka dhaho inuu sii joogayo inta madaxweyne laga dooranayo oo heshiiska tafsiirkiisa saarto

2-in Qatar iyo Fahad ay rabaan murashax hawiye ah maadaama boobkiisii fashilmay saasna isku casilo! laga yaabo in Guuleed iyo Rooble mid taageeraan.


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

shirkii Xalane ka aqblaeen mucaaradka iyo PL iyo JL ee asn sheegay usbuucyo ka hor sidoo kale waqtigaan sheegay oo ahaa 26 january inuu furmayo february 2 ayaa bari furmayo. waxaas Mooge aad madaxweyne qaar u yaqaaniin miskiinka jiran hadal xumadii wuxuu ku darsadey inay beesha caalamka somalia u taluso si toos ah f-king khaain

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

waa saan horey u sheegay waxaa loogu yeeri doonaa madaxweynaha xilka ka dhamaadey ee ka carari raba villa wardhiigley intaan xabsi loo taxaabin. Xildhibaan firimbi oo sheegay in sababta Mooge u tagayo baarlamaanka ay tahay inuu shirka fashiliyo kadibna uu naf ka dayo baarlamaan dhacay. waa ismiidaamintii uu ku bixi lahaa hadey taas dhacdo. waa ogaa in this wannabe dictator is casileen ilaa toos hit the road la dhoho amaa shirka dabadiisa maya. haduu fashiliyo shirka waxaa noo yaala xalalkii IGAD, intetim president. ma dhici doonto waxaan ka aheen in ay talada madal qaran la wareegto oo doorashada qabata. UNSC ayaaba goaan ka soo saari doona taageeridoona madasha qaran.

at 5:00







Rooble ayaa agenda ismiidaamin ah la hortagi doona baarlamaanka 9 bisha in loogu daro waqti mudo korarsi ah "maadama uu doorashadii loo xilsaarey qaban waayey" :pac:

miskiin rooble sababtaa dhagta mooge loo soo qabtey waa maxay hadaad doorashada aad ku fashilanteen anaga wadan? National security council ayaa hogaanka ah waqtigaaga waa dhacay iska ahoow sii haye aan sharciyad laheen.



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

waxaa soo baxaya ifafaalo in shirka dhuusamareeb fashil ku dhamaan doono

shirka oo lagu wadey inuu bari furmo wado ayaa u eg in sadexda bisha furmo maadaka bari ay imaanayaan Deni, Madoobe iyo Abdi hashi si gooni gooni ahna isku arki doinaan taas oo meesha ka saareysa sadexdii maalmood ee Mooge iclaamiyay asagoo markaas socon doona ilaa 6da bisha kuna dhanaan doona fashil.

Ahmed madoobe iyo Deni waxaa miiska u saaran gorgortan ah in ciimada Gedo laga saaro intaan lagu wareejin maamulka maamulka naftirkiisa uu diidan yahay inuu gorgortan ka galo inay kaligood maamulaan doorashada. qodobkaas adag iyo qodobabada inuusan sharciyad lahaandoonin after 5 days oo talada madal qaran loo dhiibo asagoo ka cararaya ayuu baarlamaan aan jirin aadi doonaa kana sheegi doonaa ismiidaamintiisa. maxaa xigi doona? in beesha caalamka qirto inuu sharciyadiisa lumiyay oo FMSka iyi oppositionka iyo labada aqal ka gaataan goaan la xiriirta doorashada

Simsaar Qoorqoor siduu wax ku marti qaadi karaa asagoo cabdi xaashi aan casumin? waxay ku tusinee Fashilka shirkaan ku dhamaan doono qadiyada waqooyi ayaa ka mid ah waxyaabaha fashilka shirka keeni doona. anaga saan aaba noo fiican mr 5 days ay kuleel ku heesaa!


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

Professor hassan agrees with my talking points between 4:00 and 7:30
he says heshiis hadii la gaaro waxba kama galin baarlamaanka moogana waxba kama sameysan karo baarkamaanka ugumana dari karaan sida uu rabo in loogu daro magaca xukuumada ama rooble maadama doorashadii ku fashilmeen "hada ayaan diyaarinaynaa"

"heshiis hadii la gaaro waxay mooge uga dhigantahay geeri siyaasadeed iyo is-dhiib iyo gacmo taag howshana waa lagala wareegayaa marka wuxuu rabaa inuu shirka fashiliyo kadibna ku cararo baarlamaanka laakin waqtigiisa wuxuu dhacaa inta shirka socdo!!!"

markaas maxaa dhacaya? "mursalka uu isku haleeynayo ayaa labo bil hogaaminaya dalka asagoo ah gudoomiye asaga ayaana magacaabaya gudiyada doorashada xalinayana all the put the outstanding issues saas ayayna ku dhacee doorashada aasagoo mooge daaqada ka baxay"

hadaba mursal asagoo heesta chancekaan mu kula tahay inuu mooge uu u tuurayo xarig uu ku badbaado? its No. ilaahow fashili shirka i dont even wanna this sick man to stay around under the National security council till he gets replaced in two months
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Tue Feb 02, 2021 3:29 am Professor hassan agrees with my talking points between 4:00 and 7:30
he says heshiis hadii la gaaro waxba kama galin baarlamaanka moogana waxba kama sameysan karo baarkamaanka ugumana dari karaan sida uu rabo in loogu daro magaca xukuumada ama rooble maadama doorashadii ku fashilmeen "hada ayaan diyaarinaynaa"

"heshiis hadii la gaaro waxay mooge uga dhigantahay geeri siyaasadeed iyo is-dhiib iyo gacmo taag howshana waa lagala wareegayaa marka wuxuu rabaa inuu shirka fashiliyo kadibna ku cararo baarlamaanka laakin waqtigiisa wuxuu dhacaa inta shirka socdo!!!"

markaas maxaa dhacaya? "mursalka uu isku haleeynayo ayaa labo bil hogaaminaya dalka asagoo ah gudoomiye asaga ayaana magacaabaya gudiyada doorashada xalinayana all the put the outstanding issues saas ayayna ku dhacee doorashada aasagoo mooge daaqada ka baxay"

hadaba mursal asagoo heesta chancekaan mu kula tahay inuu mooge uu u tuurayo xarig uu ku badbaado? its No. ilaahow fashili shirka i dont even wanna this sick man to stay around under the National security council till he gets replaced in two months
:up:
Farmaajo will be gone soon and all its gareens will follow, i just hope Sahalow that HAG are united and ready for the helmet unlike the 90's.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

"wadani" ku sheegii oo maanta hadalka James swan meelaha la ordaya ayagoo tafsiirkooda saartey marna waxay ku leeyihiin sovereign baan nahay
:dead:
si cad ayuu u yiri heshiis la,aan mooge xaalkiisa ma fiicna after february 8 hadaad fiirisid sida uu ugu celcelinayo waliba asagoo luqad diplomacy ah isticmaalaya. heshiiskaas baarlamaanka waaye mooge makhuseeyo.

6:30 what will happen after february 8 if there is no elections?




this mp explains that mooge has no excuse like Mursal
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

fashilka Shirkii ugu danbeeyay oo la saa daalinayo maadama mooge wali buurta saaran yahay taas oo ku soo aadaysa asagoo xilka uga dhamaadey saas gudaha iyo dibadaba waa laga tashan fiiri IGAD(Djibouti &kenya) suu u sheegayo inay kalsoonida kala noqonayaan mooge. shirkii 3 dexda bisha uu bilaabmayaa marka lagu kala tago sadex maalin kadib waa dhacay ayaa sugeysa ama baarlamaan ha u ordo ama yuusan u ordin.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

QoorQoor shirkii caawa 10 ka saac uu shirkii furay Deni iyo madoobe waa diideen inay imaadaan maadama ay safar ahaayeen maanta saasna sadexdii maalin ee mooge waa ku dhsmaatey waa inuu ilaa lixda bisha iyo kaba fog!



no extension no interim govt aa hada socota waa la soo dhaafay partial elections iyo parallel elections

ninkii fudud baa la diri waana Mooge.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

Most likely scenario if Dhuusamareeb shir fails.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

dp
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

waxaan la yaabay mid kaan dube la dhahaayo ee meel walbe taagan hada shirkii dhuusamareeb uu la taagan yahay waa fashilmay caawa waanyara daalanahay bay dhaheen waa howl Galmudug info qaban karay

Deni iyo Madoobe oo raba ilaa 8 deeda inay shirka jiidaan oo ka hor waxba ogalaan kadibna dhahaan ninkaan sifo aan ku hor fariisano ma heesto
:dead:


Qorshaha Bari: Banaadir ayadoon laga saarin shirka sooma xaadireyno! damn
Banaadir has backfired him!. 4 nights left for Mooge.
Caytame
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1011
Joined: Thu Apr 25, 2019 5:05 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by Caytame »

@sahal: he made the mistake of showing his cards up front. homeboy shouldn't have said he'd return by the 5th like it's all upto him.
:lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by sahal80 »

Caytame wrote: Tue Feb 02, 2021 6:18 pm @sahal: he made the mistake of showing his cards up front. homeboy shouldn't have said he'd return by the 5th like it's all upto him.
:lol:
:dead: :deadrose: :russ:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: National Security Council to lead the country to elections

Post by AbkoowDhiblaawe »

Interesting days ahead!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”