Sh Ali Wajiis waa midka mid ah nimanka Abgaal ee Farmaajo biil u qoray asaga iyo Geedi iyo imamkoodii hore oo uu ku aamusiyo wuxuu qiray inuusan Al Shabaab dagaal la galin. tan kale ciidama uu leeyahay wuu dhisay waxay ku socdeen plan asaga ka horeeyay oo dawladii ka horeysay ay Turkeyga iyo US la gaareen. Farmaajo oo ku soo aadey xiligii la diri lahaa wuu qabiileeyay wuxuu ka buuxiyay beelaha aan Xamar ka soo jeedin iyo kuwa minorityga ah. waxaa laga buuxiyay beelaha Gedo, sool, Goldogob, Bari oo ah beelaha Daarood oo PL iyo JL diidan iyo D&M iyo jareer. Hiiraan waxay ka qoreen Gaaljecel! waa jiraan Xl, HG iyo Abgaal laakin hawiyaha yar yar aa uga badnaa xataa shiikhaashaa uga badan.
MJ kuwa aan maxamuud saleebaanka aheen sida Cali saleebaan iyo siwaaqroon iyo Daanweyne(jufada Gaylan)
Farmaajo strategy waxay aheed inuu ciidankaan oo soo galay 2019 uu ku badalo kuwa hawiye ee Xamar iyo Shabeelooyinka inta kalane maamulada u istucmaalo sidaa darteed "wuxuu dib u dhigay dagaalka Al Shabaab maada ciidamo ku filan la heyn" waa waxa uu Cali wajiis ugu yeerayo التقوية قبل الحرب "in itirada ciidanka la xoojiyo dagaalka ka hor"
Ciidan beeleedkii hawiye oo u badnaa Abgaal iyo HG ayuu kasaarey villada, Xamar wuxuu isugu geeyay Shabeelooyinka waxaa hoowsha sii haayay kuwa Kheyre hoostaga ilaa 2019 oo xasilinta Xamar la dhoho oo murusade u badan. markii 2019 Haramcad soo gashey waxaa la cunay kuwii murusade waxaana loo adeegsadey isla Kheyre tartiib ayaa awoodii amni looga hoos bixiyay ciidamadii uu dhisayna their hawiye structure ayaa laga saarey, Mushaarkii ayuu ka jarey kuwii qaab beeleed ku dhisnaa ee shabeelooyinka iyo Hiiraan sida Ciidanka Jalaqsi oo uu diiday inuu biil u qoro sida Waare sheegey waxaa kaloo sheegay gudoomiyaha Jalalaqsi
the point waxaa waaye farmaajo wuxuu cadawgiisa u arkayey Hawiye power iyo maamul goboleedyada mana heesan ciidan uu hawiye, maamulgoboleedyada iyo Al shabaab kula dagaalamo at the same time waaba hadii ay ku jirtey niyad uu Al Shabaab kula dagaalamo!
balse ciidankii badiilka ahaa ee uu rabay inuu xoog xukunka ugu joogo afka ayaa ciida loo darey labo maalin gudahooda oo laga qabsadey 80% Xamar ooy ku jirto afarteeda wado!!
ciidanka jabshey xaguu ka yimid? waa kuwii shabeelooyinka u diray mushaarkana ka jarey waayo Xamar Haramcad ayaa heesatey. hada Farmaajo militias iyo kuwa 5000 Eritrea waxaa loo dirayaa goobaha dagaalka sida shabeelooyinka iyo galgaduud arintii uu Farmaajo sameyn waayey. taxliilkaan waa taxliil dhab ah ninkii diida wuxuu ku daafacayaa qabiil waana sababta aan u dhaho Xamar iyo Gobolada dhexe madaxweyne aan local aheen kama shaqeyn karo waayo ayaga ayuu ku soo jeedsan halkii uu horey u socon lahaa. Waxaa kuugu filan daliil cad Farmaajo hal degmo ma xoreyn marka laga reebo buurdhuubo Gedo. wuxuu cayiliyay Al Shabaab. waxaa xirmay wadada Jowhar-Xamar, Buuloburde-Baladweyne uu dib u furantay. moqokori oo Al Shabaab qabsatey 4 bil ka hor doorashadiisa waxaa ka socda dagaalo intaa ka badan Farmaajo ma daliil kale ayuu u baahnayahay? Hawiye taladoodii ayaa hada gacantooda ku soo noqotay atleast anaga Reer Hiiraan ahaan waa ka faaideysanay. aniga waa kala qaadaa UPD iyo afarjeeblayaasha iyo Af shabaabka hawiyaha. UPD garabka Hiiraan Sanbaloolshe iyo Abdirizaq waa kuwa dagaalka hor boodaya. Kuwa kale Al Shabaab ayaa ku heesata afarjeeblayaal iyo af Shabaab iyo haraadigii Farmaajo sida Qoorqoor iyo Guudlaawe waxaana sheegnay ayadoo labadaas la tuurin in howsha meel fiican gaareyn. guudlaawe Cadale markuu tagey waxaa Xamar ku noqdey ciidamo wacbuudhan ah asaga ayaa kala furfuray they need somene like Ali Jeyte. wallahi even Dabageed tolkiisuu raacey wuxuu macawisleey siiyay 100 dabajeex
QoorQoor wuxuu hoos kadiray odoyaal saleebaan ah oo Al Shabasb heshiis la gala sidoo kale wuxuu leeyahay aniga ha la iiga danbeeyo dagaalka si aan la ii inqilaabin. ma dagaalkaas ayaa guuleysan qoorqoor looga dambeynayo?
"Soomaaliyey Ilahey wuxuu na dhaafiyay madaxweyne Al Shabaab kobcinayay, wuxuuna noogu beddelay oo naga soo dhex saaray madaxweyne ay ka go'an tahay in Al Shabab dalka laga sifeeyo ee ma ka faa'iideysannaa fursadda aan maanta heysanno? Kolley Xawaadle wuxuu arkaa fursad dahabi ah weyna ka go'an tahay inuu ka faaiideysto fursaddan mar la aragga ah" Ali Osoble.
https://fb.watch/g8Smxh5UVp/
Pro Farmaajo Sh Ali Wajiis admits that he was not engaged in a war with shabaab!!
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1258 Views
-
Last post by Rambie
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by newsbot
-
- 2 Replies
- 337 Views
-
Last post by stunnintolive
-
- 6 Replies
- 786 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 21 Replies
- 1735 Views
-
Last post by sahal80
-
- 19 Replies
- 1453 Views
-
Last post by zidane88
-
- 11 Replies
- 1186 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 919 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 15 Replies
- 1029 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 46 Replies
- 1873 Views
-
Last post by ms.naliaa
