Ethiopia killed 77 ICU Terrorists last night

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Ethiopia killed 77 ICU Terrorists last night

Post by COSTA »

No terrorists will be allowed in Somalia
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

amxaaro injirley got slaughtered last night Laughing Laughing Laughing


Gawaari Dagaal iyo Maxaabiis laga qabsaday Tikreega oo la xaqiijiyay in la geeyay Diinsoor.


Diinsoor, 21-December-06 ( Qaadisiya.com) Gawaari dagaal oo laga qabsaday ciidamada Tikreega iyo maxaabiis isugu jirta Tikree iyo Soomaali ayaa la xaqiijinayaa in la geeyay degmada Diinsoor ee gobolka Bay kadib markii ciidamada Tikreega lagu soo jabiyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Iidaale iyo hareeraha xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhabo.

Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay aaga Iidaale iyo hareeraha xerada Manaas,waxa uuna dagaalkaasi ahaa mid laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada Tikreega ee la dagaalamayay mujaahidinta garabkooda ayaa Alla ka baxay,waxaana laga gubay Taangiyo,gaadiid kale oo dagaalna waa laga qabtay.

Warar lagu kalsoon yahay oo ay shabakada islaamiga Qaadisiya ka heshay magaalada Diinsoor ayaa xaqiijinaya in degmadaasi ay soo gaareen gaadiid dagaal oo ay ka qabsadeen mujaahidiinta maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ciidamada Tikreega ee dagaalka kula jiray.

Dadka ku dhaqan magaalada Diinsoor ayaa ku soo dhaweeyay mujaahidiinta soo xoreeyay gaadiidka dagaalka, maxaabiistana soo qafaalatay Takbiir,waxa ayna isugu soo baxeen xarun ciidamada maxkamadaha islaamiga ay geeyeen maxaabiista iyo gaadiidka dagaalka si ay u muujiyaan guusha Allaah gaarsiiyay mujaahidiinta jihaadka kula jira ciidamada Tikreega ee ku soo gardarrooday dalka Soomaaliya.

10 gaari oo kuwa dagaalka oo ay leeyihiin ciidamada Tikreega ayaa lagu soo warramayaa in gurmad ahaan loo geeyay aaga Iidaale si ay u xoojiyaan ciidamada Tikreega ee halkaasi ka dagaalamayay oo dabada looga dhacay kuwaasoo ku dhaw in ay u soo baqdaan magaalada Baydhabo.

Dhinaca kale diyaaradaha milatari ee dalka Ethiopia ayaa ku hawlan daad gureynta dhaawacyada ciidamada Tikreega ee dagaalka ka qeyb qaadanayaan kadib markii dawo yaro ay soo wajahday cusbitaaladii magaalada Baydhabo ay ka sameysteen,taasoo keentay in dhaawacooda loo qaado magaalada Adis Ababa.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

Do you trust qaadisyah Laughing Laughing Laughing
Bay iyo Bakool (AllPuntland)- Dagaallo aad u kharaar ayaa waxa ay ka soconayaan agagaarka deegaanada Diinsoor iyo Buurhakaba.

Dagaaladaasi oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa laga soo sheegayaa in uu gaystay khasaare aad u ballaaran.

Afaheen u hadlay madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Deeq C/qaadir ayaa waxa uu sheegay in dagaal maanta ka dhacay degmada Diinsoor ay kula wareegeen gacan ku haynta degmadaasi.

Waxay sidoo kale xukuumadda dawladda Soomaaliya sheegtay in dagaal ay malayshiyooyinka maxkamadaha magaalada Muqdisho ku la galeen deegaanka Buurhakaba ay guulo ka soo hooyeen.

Xildhibaan Xasan isxaaq Yacqub oo ka tirsan golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya ayaa waxa uu cadeeyay in uu ku sugan yahay deegaanka Buurhakaba oo ay dawladdu gacanat ku hayso.

Waxa ay maxkamadaha magaalada Muqdisho cadeeyeen in ay sii wadi doonaan dagaalkaasi, ayna ku khasaare soo gaarsiiyeen ciidamadii ka soo horjeeday.

Mar aynu la xiriirnay qaar ka mid ah dadka deegaanka ee degmada Diinsoor ayaa waxa ay inoo xaqijiyeen in uu jiro dagaal magaalada ku dhex maray ciidamada dawladda iyo kuwa maxkamadaha magaalada Muqdisho.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Costa, the UIC are afraid in Xamar:

Sheekh C/laahi Abuu Cuteyba oo Maxkamadaha uqaabilsan Amniga Muqdisho ayaa Qirtay iney Muqdisho uga shakisan yihiin iney joogaan dadweyne taabacsan dawlada Soomaaliya iyadoo Xalay ilaa maantana maleeshiyo farabadan la dhigay wadooyinka Muqdisho oo cabsi Xoog leh iyo argagax uu ka muuqdo Maxkamadaha.

Abuu quteyba oo ay kal hore isku dheceen Xaga Maamulka Yuusuf Siyaad indhacade ayaa Xaqiijiyey iney raadinayaan wax uu ku tilmaamay Kooxo qaraxyo kawada Magaalada oo taabacsan dawlada Soomaaliya isagoo kagaabsaday halka ay joogaan waxa uu se sheegtay iney og yihiin halka ay xamar kajoogaan.

''Waxaan ka baqeynaa kooxo Wax aaminsan oo habeenada Qaraxyo kawada Gudaha Magaalada sidaad lasocotiina Weyn iska dhagatireen Amarkayaga waxaan qabanay Hub ay wateen waxaan kuniri Hubka soo dhiiba Weyna quursadaan magaranayo shacabka Muqdisho waxa ay isku dhagatirayaan ee ay amarkeena uqaadan la 'ayihiin ayaa lagasoo xigtay madaxa amniga Ee Xamar.

Idamaale News,
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Post by DR-YALAXOOW »

COSTA axmaaro boy its other way around

mujaahidiins UIC killed and captured lot of TIGREE SOLDIERS ALXAMDULILAAH.

.waxayna u dhaw yihiin inay qabsadaan BAYDHABO,, LAGANA XUREEYO TIGREEGA AIDISKA QABA IYO DABADHILIFKOODA.


GUUSHA WAXAA LEH MUJAAHIDIINS MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA SOMALIYEED .ALLAHU AKBAR ,MAASHA ALLAH.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”