Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Febraayo 200314

Febraayo 2003 Articles

Diinta - 70-ka Danbi ee ugu waaweyn (Al-kaba’ir)
2003-02-03 09:50:33 - Danbiga 18aad: Markhaati Beenaadka - Ilaahay wuxuu dadka muminiinta ah ku sheegay in ay yihiin kuwa aan beenta ku markhaati kicin. Fiiri Aayadda 72aad ee suuradda Al-furqaan.
Dhaqanka - Soomaaliya & dhaqdhaqaaqyadii ganacsiga caalamiga ee waayadii hore
2003-02-03 09:47:18 - Qaybtii 2aad - Haddaanu dib u milicsano xiriiradaas, waxaanu helaynaa raad xoog badan oo ilbaxnimooyinkaasi ay ku reebeen degaanka. Magacyadii degaanka loo yiqiin waxaa ka mid ahaa: dhulkii ganacsiga, dhulkii udgoonka, dhulkii hodantinimada, dhulkii caanaha iyo malabka.
Arimaha Bulshada - Barashada Computerka iyo Ka Badbaadidda Burburka Internetka
2003-02-03 09:42:34 - Sida ay dadka dunida Seddexaad (ie. Afrika) joogaa ugu baahan yihiin qalin iyo buug, ama Teebka wax lagu daabaco ayay daka Galbeedka joogaa ugu baahan yihiin Computer ay u adeegsadeen qoraalada ay u baahan yihiin maalin kasta
Arrimaha Bulshada: Kasbashada Qoyskaaga
2003-02-03 09:38:02 - Qaybtii 2aad - Waxaan ognahay in qoysku yahay unugga bulshadu ay ka soo askunto kaaso ah mid ka kooban labada waalid iyo caruurtooda,wuxuuna ka abuurmaa guurka labada lamaane (wiilka iyo gabadha). Haddaba hormuudka qoysku waa labada waalid...

Back to News Archive Categories