Meey 20025
Meey 2002 Articles
Fanka iyo Suugaanta - Gabay: Dhibaatada Muslimiinta Haysata
2002-05-01 08:48:46 -
Gabaygaan waxaa tiriyey Isxaaq Cali Diiriye 16 april 2002. Isagoo kaga hadlaya dhibta muslimiinta haysata meelkasta oo ay joogaan iyo inay iyagu sababeen markay Islaamka ku dhaqankiisii ka tageen, isaga oo Ilaahay ka baryaya inuu gaalada Muslinka isu bahaysatay rogo, islaamkana quweeyo
Dhaqanka - Fadhiyada Golayaasha
2002-05-01 08:43:06 -
Inkasta oo dadka uu khuseeyo xeerka lama dilaanka ah ay ka badan yihiin inta aanu ka soo hadalnay, misana intaas ayaan kaga gaabsaneynaa Dhaqanka biri- mageydada aanan lagu xad-gudbin ee ku xusan xeerka xoolo-dhaqatadeena. Raadka laga garan karo dhaqanka noocaas ah wuxuu ka muuqdaa tixdii uu tiriyey Hadraawi
Diinta - 70-ka danbi oo ugu waaweyn diinta Islaamka
2002-05-01 08:29:27 -
Danbiga 3aad: Sixirka - Sixirku wuxuu ka mid yahay danbiyada ugu waaweyn, qofka wax sixra iyo kan sixiroolaha rumaysta waa isku danbi, waayo qofku markii uu sixiroore u tago waxa ay la macne tahay in uu awooddii Ilaahay gaarka u ahayd qof siiyay, kan wax sixrahayana waxa uu la macne yahay in uu sheeganayo awooddii Ilaahay gaarka u ahayd. Ilaahay wuxuu quraankiisa ku yiri Shayadiintu waa gaaloobeen dadka ayay sixirka baryayaan suuradda Al-baqarah Aayadda 102.
Back to News Archive Categories