Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Oktoober 200210

Oktoober 2002 Articles

Arrimaha Bulshada - Gabadhu waa Rajo wanaagsan waana Dhaawac xanuun badan
2002-10-02 04:28:16 - Qaybtii 1aad - Waxa laga yaabaa dad badan oo akhrinaya mowduucan in ay la yaabaan, waxaase igu qasbay in aan mowduucan ka hadlo ka dib markaan arkay heerka ay marayaan gabdho Soomaaliyeed oo faro badan, kuwaasoo igu abuuray murugo iyo tiiraanyo, waxaa la ogyahay in haddii ay gabadhu wanaagsanaato
Diinta - Su\'aalihii iyo Jawaabihii Bishaan
2002-10-02 04:25:32 - Jawaabihii su\'aalihii diinta ahaa ee bishii hore nala soo weydiiyey.
Fanka Iyo Suugaanta - Sheeko Taxane Ah: Alla Ma Iyadiibaa- Alla Ma isagiibaa?
2002-10-02 04:22:43 - Ahmed aabihii intii uu baska sii saaraa waxa uu u kuura galay ama arkayay caruuro dugsi quraan ah ka soo baxaysa iyo kuwo soo rawaxay oo iskuulkii ka yimid. Waxaana uu dareemay wiilkiisa cidlada haysata iyo waliba aqoon xumada,iyo sida uu isaguba waxna u baran
Rumayso Ama Ha Rumaysan - Mowdka Lama Baajin karo
2002-10-02 04:18:20 - Axmed oo 25 jir ahaa una dhashay dalka Masar, waxna ka baran jirey jaamacad ku taala London, ayaa markuu in muddo ah waxbarashadiisii ku jirey wuxuu go\'aan saday inuu bal fasax gaaban ku tago magaaladiisii si uu hooyadiis oo uu muddo dheer ka maqnaa
Diinta - Su\'aalihii ugu yaabka badnaa ee la waydiiyay shiikh Cabdalla Alnuuri iyo jawaabahoodii
2002-10-02 04:15:54 - Su\'aashii 9aad - Qaybihii hore waxaan la soconay qisadii labadii nin oo dilay wiilkii yaraa oo ay abtiga u ahaayeen kaddibna markii ay arkeen in uu madow yahay (una ekayn aabihiis iyo hooyadiis midna) ayna ka baqeen in ceebi uga timaado.
Dhaqanka - Abtirsiga beelaha reer-guuraaga
2002-10-02 04:12:40 - Reer guuraagii Soomaaliyeed, qabiilku wuxuu u ahaa urur kulmiya xubnaha beelaha ee baadiyaha ku baahsan, isla markaasna waxay ka ogaan jireen waxa uu yahay qofka socotada ah oo la soo dersa. Maadaama dhulkeena uu ku yaal meel u furan adduunwaynaha oo xeeb dheer leeyahay, waxaa dhici jirtay in dadka badaha maraya ay ku soo leexan jireen.

Back to News Archive Categories