Soomaali - Soomaaliya Articles
-
Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday guriga Dr. Culusoow
2007-03-20 08:54:07 -
(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa 3 qofood ayaa ku dhaawacmay kadib markii weerar gaadmo ah lagu qaaday guriga gudoomiyaha gudiga siyaasada ee beesah Ceyr. Weerarka lagu qaaday guriga Dr Culusoow ayaan ila
-
Sheekh Aadan madoobe iyo Geedi oo Muqdisho soo gaaray
2007-03-20 08:52:51 -
(SomaliNet) Gudoomiyaha golaha baarlamaanka Somalia iyo ra\'iisul wasaaraha dowlada federaalka Somalia Prof, Cali Maxamed Geedi ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga gudoomiyaha golaha ba
-
Hay-ada W.F.P. oo ka walaacsan howlaheeda gargaar ee Somalia
2007-03-19 08:24:18 -
(SomaliNet) Hay-ada Q.M u qaabilsan dhanka raashina ee W.F.P. ayaa walac xoogan ka muujisay markabkii u rarnaa hay-adaasi ee wali ku jira gacanta burcad badeedka soomaaliyeed, kaasoo ay kooxo hubeysan
-
Booliska dalka Kenya oo dilay nin soomaali ah
2007-03-19 08:23:46 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa shaaca ka qaadaya in cidiamada booliska ee dalka kenya ay dileen nin soomaali ah oo ka gudbayay xadka Somalia iyo kenya. Ninka
-
Midawga Africa oo xaqiijiyay in si K.M.G. ah loo joojiyay howlihii dekeda Muqdisho
2007-03-19 08:23:05 -
(SomaliNet) Ciidamada midawga Africa ee Somalia ku sugan ayaa shaaca ka qaaday in K.M.G. ah loo joojiyay howlihii dekeda weyn ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidamada midawga Africa ee Somalia hoi
-
Wafdi ka socda baarlamaanka dalka Kenya oo Somalia ku soo jeedo
2007-03-19 08:22:34 -
(SomaliNet) Wafdi oo hogaaminaya gudoomiyaha gudiga u qaabilsan dhanka amaanka baarlamaanka dalka Kenya Ramadan Kajombe ayaa lagu wadaa inuu dhawaan soo gaaro dalka Somalia si uu su\'aalo uu u weydiiy
-
Howlihii dekeda Muqdisho oo hakad galay
2007-03-19 08:22:03 -
(SomaliNet) Ciidamada dowlada federaalka ee Somalia iyo kuwa Ethiopian-ka ah ee gacan siinaya dowlada Somalia ayaa saakay amar ku siiyay shaqaalaha ka howlaglai jiray dekeda weyn ee magaalada Muqdisho
-
Dowlada oo balanqaaday inay saxaafada la shaqeyn doonto
2007-03-18 08:56:18 -
(SomaliNet) Wasiirka warfaafinta ee dowlada federaalka Somalia md Madoobe Nuunoow iyo md Saalim Caliyoow Ibroow ayaa maanta ka qeybgalay kulan ay soo qaban qaabiyeen urur suxufiin madax banaan, kaasoo
-
Weerar madaafiic oo maanta dekeda lagu qaaday
2007-03-18 08:55:31 -
(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa iyo 8 madfac ayaa maanta lagu tuuray dekeda weyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo madaafiicdaasi ay qaarkood ku dhaceen xaafada ay ka mid yihiin Xamar Ja-jab iyo Xamarweyne e
-
Hiiraan oo la tacaaleysa amaanka
2007-03-18 07:30:27 -
(SomaliNet) Waxaa maalintii 2aad ka socda amagaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kulan looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa amaandarada ka taagan gobolkaasi iyo sidii loo dhisi lahaa gud
Back to News Archive Categories