Dagaal kale oo ka dhacay xaafada suuqa xoolaha ee Muqdisho 2007-03-21 09:03:50 -
(SomaliNet) Dagaalo kale oo xoogan oo ay isaga hor yimaadeeb ciidamada dowlada federaalka ee Somalia oo ay taageerayaan kuwa Ethiopia iyo kooxo hubeysan oo aan heybtooa la garan ayaa maanta mar kale l
Dab xoogan oo baabi’iyay bakhaar lagu iibiyo Rinjiga 2007-03-21 08:55:09 -
(SomaliNet) Dab ayaa maant baabi’iyay bakhaar lagu iibiyo rinjiga dhismaha oo ku yaalo wadada labaad ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Lama yaqaano sababa dhaliyay dabkaasi, inkastoo dadka q
Qaar ka mid ah shaqaalaha idaacada Shabeelle oo la xiray 2007-03-21 07:33:13 -
(SomaliNet) Wariye Maxamed Bashiir Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ah suxufiyiinta idaacada Shabelle iyo Cismaan Qoryeelay isna ka mid ahg shaqaalaha Shabelle ayaa maanta xabsiga loo taxaabay kadib mark
Dagaalo qaraar oo ka dhacay Muqdisho 2007-03-21 07:32:18 -
(SomaliNet) Dagaalo aad u qaraar ayaa aroornimadii hore ee saakay ka qarxay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, dagaalkaasoo geystay qasaarooyin isugu jra dhimasho iyo dhaawac aad u fara badan. Iska h