Tacashiirado ay ku dhinteen dad rayid ah ka dib qaraxyo bambaano 2007-07-22 10:51:40 -
(SomaliNet) Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay rabshado cusub oo maanta ka dhacay caasimada Muqdishu iyadoo ciidamada dowlada KMG-na ay isku dayayaan inay ka hortag
Hareereyntii Bakaaraha oo la soo afjaray, ganacsigii oo furmay 2007-07-22 10:50:45 -
(SomaliNet) Ganacsigii ayaa maanta ku soo laabtay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdishu ka dib markii dowlada KMG ay soo afjartay hareereyntii ay ku haysay suuqaasi oo ay la baxday ciidamadeed
Rabshadaha ka taagan suuqa Bakaaraha oo ay dad ku dhinteen 2007-07-21 09:14:23 -
(SomaliNet) Laba rayid ah iyo hal askari ayaa ku dhintay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen afar qarax iyo tacshiirado maanta ka dhacay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu. Goob joog