Meydka nin dhalinyaro ah oo laga helay degmada Yaaqshiid 2007-07-18 08:14:15 -
(SomaliNet) Meydka nin dhalinyaro ah oo aan la aqoonsan ayaa saakey lagu arkay xaafada Caymiska ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdishu. Meydka ninkan waxaa ka muuqda rasaas lagu toogtay iyo xarig
Askari kale oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay suuqa Bakaaraha 2007-07-18 08:08:55 -
(SomaliNet) Muqdishu, caasimada qasan ee Soomaaliya oo weli bandow ah todobaadkii saddexaad ayaa xalay waxaa ka dhacay qaraxyo bambaano iyo tacshiirado uu ku dhintay hal askari iyo dhaawac soo gaaray
Dad ku dhintay rabshado ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdishu 2007-07-17 09:06:28 -
(SomaliNet) Saddex qarax bambaano iyo tacshiirado daba-socday oo maanta ka dhacay suuqa weyn Bakaaraha ayaa sababay dhimashada afar qof oo rayid ah iyo hal askari iyo dhaawac soo gaaray lix kale. Go
Gudoomiye ku xigeenka degmada afgooye oo maanta la dilay 2007-07-15 09:01:13 -
(SomaliNet) Gudoomiye ku xigeenka degmada Afgooye oo 30km koonfurta kaga beegan caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ayaa maanta lagu dilay qarax bambaano oo ka dhacay banaanka xafiisak dowlada hoose ee k
Maclimiin shisheeye oo Muqdishu lagu xiray 2007-07-14 09:25:50 -
(SomaliNet) Saddex macalin oo ajaanib ah ayaa maanta lagu xiray caasimada Muqdishu, kuwasoo lagu xiriirshey waxa ay dowlada ugu yeerto ‘kooxaha argagixisada’ ka dib markii ciidamada amaanka ee dowlada
Ciidamo Dheeraad Ah Oo Lagu Daadiyey Muqdishu 2007-07-14 08:39:17 -
(SomaliNet) Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa dardar-gelisay talaabooyinkeeda xaga amaanka ee ay ka wado Muqdishu si ay u xaqiijiso qabsoomida shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu wado inuu maalinta A