Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by radical »

Many people confirmed dead including the highjackers in the massiv bombing.

:shock:

Image

Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee af-duubtay Dalxiisayaashii Faransiiska u dhashay oo ay duqeeyeen Diyaarado Dagaal

Jimco, April 11, 2008(HOL): Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee maanta gacantooda laga sii daayay Dalxiisayaashii u dhashay Dalka Faransiiska ayaa lagu soo waramayaa in galabta ay duqeeyeen Diyaarado dagaal oo ka soo duulay Markab Dagaal oo Ciidamada Badda Faransiiska ay leeyihiin.

Duqeyntaas oo ka dhacay meel 25km Waqooyi Galbeed kaga toosan Deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ku geeriyooday Dad aan tiradooda la xaqiijin oo isugu jira Kooxihii Burcad Badeedka ahaa iyo Dad rayid ahaa oo ku sugnaa Xeebta Garacad, walow ay jiraan warar sheegaya in ay duqeyntaas ku dhinteen dad 10 ruux ka badan.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Puntland Daahir C/qaadir (Daahir Af-law) ayaa sheegay in ay Kooxaha Burcad Badeedka ay duqeeyeen Diyaarado Dagaal oo uu Faransiiska leeyahay, kuwaasi oo soo weeraray Kooxaha Burcad Badeedka mar ay doonayeen in ay qaataan lacag madax furasho ah oo la siiyay maanta ka hor intii aysan sii deynin Doontii Le Ponant iyo 30 Dalxiisayaal ah oo ay maalmahan af-duub ku heysteen.

Guddoomiyaha waxaa uu intaas ku daray in ay Ciidamada Faransiiska dib u ceshadeen lacagtii ay madax furasho ahaanta u bixiyeen kadib markii ay duqeeyeen Kooxihii Burcad Badeedka ahaa.

Duqeyntan ay Diyaaradaha Faransiiska ka geysteen Deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa waxay ku soo beegmeysaa iyadoo maanta uu madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy uu shaaciyay in si nabadgelyo ah loo sii daayay Dalxiisayaashii Faransiiska u dhashay ee lagu heystay Xeebaha Soomaaliya, isla markaana uu mahadceliyay Ciidamada Faransiiska iyo cid kasta oo gacan ka geysatay sidii loo sii deyn lahaa Dadkaas af-duubka lagu heystay.

Dowladda Faransiiska ayaa Ciidamo badan u soo dirtay Xeebaha Soomaaliya kadib markii uu soo baxay warka ku saabsan in Doon ay saarnaayeen Dalxiisayaal Faransiis ah laga af-duubtay Gacanka Caadmeed (Gulf Aden), kadibna lala aaday dhinaca Xeebaha Soomaaliya.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by kambuli »

Mac Sonkor :up:

If it was confined to the Terrorists aka Budhcad badeed!
User avatar
Xaaji_Xundjuf
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1790
Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
Location: Desert Nomadic

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by Xaaji_Xundjuf »

mashallah kii jabartii jab

mar labaad



tuute muuse dharkii ma soo badashay
User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by radical »

^^its the innocent civilians that suffer the most as usual.these evil gaalo don't care where they hit :down:
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by MJ-Pride »

kambuli wrote:Mac Sonkor :up:

If it was confined to the Terrorists aka Budhcad badeed!
war qoftu gaalo jecelaa. What do you mean by mac sonkor? do you know that civilians died as a result of that? Walle Kambuli waxaan u haystay qof macquul ah ilaan waa ciyaal zooo :down:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by SahanGalbeed »

Shicib-kaad sheegaysan waa ayoo? :lol:
the way I see it --> "bait" baa loo dhigay meel gaar ah , "diversion" baa lagu sii jeediyay , iyaago sii jeeda baa dhakada dabeeda laga yara muday . :lol:

Ciyaar ma' aha GIGN-tu . daraad baa idin ku idhi anigu :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by SahanGalbeed »

http://afp.google.com/article/ALeqM5ik2 ... rQhVd6uHxA

Not quite the way I saw it I guess :lol: , anyway done and dealt with !!
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by MJ-Pride »

I see that the French nurse male is happy to see his masters resort into cunning and coward tactics. Walle I always thought the French male nurse was propaganda and now I know what they meant :down: . Can you tell me why you are happy to see French cowards resorting to tricking? they signed mutual contract and the frech pussies broke the deal once they got what they wanted
User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by radical »

this is not happy news for the future hostages :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by SahanGalbeed »

I have no sympathy for dhabacayos pussie.s of that sort .
Had it been in Somaliland we would have killed them OURSELVES , we don't beg foreigners to do that sort of work for us , you flower, get outta here .
Adeeradaa baa la baryay faraansiiska in la dilo ragga , fuc.kin naagayti!!
Latest news is the French are gonna seek a UN mandate to eradicate piracy on Puntland's Coast on behalf of the majeerteen

:lol: , Gaddam!!
Last edited by SahanGalbeed on Fri Apr 11, 2008 1:17 pm, edited 1 time in total.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by MJ-Pride »

radical wrote:this is not happy news for the future hostages :lol: :lol: :lol: :lol:
actually I am happy to see this. For one, Future wandering in PUNTLAND will be rare after this incident. They will know that they will be beheaded. I still don't know why the male nurse is happy?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by SahanGalbeed »

There's no PRIDE left in majeerteeniya !!
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by MJ-Pride »

SahanGalbeed wrote:There's no PRIDE left in majeerteeniya !!
Why are you ruining the thread? do you want the thread to be deleted after you have been exposed for your love of French males? Don't be mentioning clans myn :down:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by gobdoon »

Law breakers and law breaking should not be encouraged internal or international laws, these people should be tought a lesson how can you take or interfer ships minding their own business and going through international waters,these people are selfish and just want to fill their pockets without any one stopping them,who the hell are they,the french authorities should investigate if civilians and their properties is effected and should combensate accordingly.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: French Aircraft Bombs Pirates in Puntand

Post by SahanGalbeed »

The " combensation" is left to the TFG and the Puntland authorities , they have given the carte blanche to the French .
Y'all cannot be saying on one hand " Go ahead .. do whatever it takes , you have our blessings!!" and then the next minute go
" Uh..wait a minute here .. some of these guys are our clansmen" :lol:

It just doesn't work that way people !!
Haddaad iska qaban lahaydeen raggan oo tolkiin ah { everybody knows who they are} ceebtani ma dhacdeen .
No Pride left in ... !! :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”